webmaster@laasqoray.net

Kalfadhigii Golaha Deegaanka Badhan oo Maanta Soo Xidhmaya

Badhan:- Kalfadhigii Golaha deegaanka Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa Maanta si Rasmi ah u soo xidhmaya sida uu Sheegay Duqa Magaalada Badhan C/saaq Axmed Ciise.

Kalfadhiga ayaa lagu soo Qaatay wixii u her galay Golaha Deegaanka Badhan Mudadii ay Jireen iyo Caqabadihii ay ka dul Dalaabsadeen. Kalfadhigii Hore Daawo

Warbixin ayaa laga dhegaysanayaa Duqa Badhan iyo ku Xigeenadiisa.

 

 

Sawirada Naga Suga

LaasqorayNet

 

 

Comments are closed.