webmaster@laasqoray.net

Khadar Faroole oo Shirkad Macdanta Qoda oo Laga Leeyahay Dalka Kuwait Heshiis kula galay Galbeedka Gobolka Bari.

Shirkada dhorka Qoys oo ka soo jeeda Gobolada waqooyi Bari ay doonayaan in ay ku bililiqystaabn Buuraha Cal madow Waa Kuwait Energy Company

Waana kan xarunteeda iyo madaxda lala galay heshiiska

Kuwait Energy Company
Laila Tower , 13th floor, Salem Mubarak St, Salmiya Kuwait
P.O Box 5614, Salmiya 22067
Tel.: (+ 965) 2575 5657/ 25755 878/ 25755 950
Fax: (+ 965) 2575 5679

Naagta madaxda ka ah waxa la yiraahdaa (Kuwait Energy, Kuwait emerging oil
company, Vice Chairman / CEO, Sara Akbar)

Qoysaska bililiqada ugu  daadiyey dhiiga Galgala  oo keenay qaar ka mid ah Madaxada shirkada Degaanada puntland  waxa ka mid ah

1-Khadar Farole oo uu dhalay Madaxweynaha Puntland ,walaalkiisna yahay la taliyaha madaxweynaha arimaha warfaafinta 2-Isse Dholawaa oo ku magcaaban  agaasinka guud ee macdanta puntland

Waqtiga casuumada waa 25/11/2010

waxa heshiiska fududeeyay shirakada

ALJUBAIL GENERAL TRADING
waxa madax ka ah capt Isse oo isagu ah ninka u haya lacagaha burcad badeeda laga
helo Faroole marakiib kaluumaysina leh

Heshiiska waxa lagu galay safarkii Farole Yemen ku tagay meesha heshiisku ka
dhacay waa

Kuwait Energy Yemen
Attan Street, Behind Indonesian Embassy
Hadda Area
Sanaa
Republic of Yemen
P.O. Box: 16648
Tel: (+967)-1-429928begin_of_the_skype_highlighting              (+967)-1-429928      end_of_the_skype_highlighting
Fax: (+967)-1-429987

NB-nin la keenay Boosaso bishan bilowgeedii oo ay wadeen Khadar Farole iyo Cali
Cabdi Awaare oo la lahaa waxuu wada bank waa been arintaas Bililiqada Buuraha Cal madow  ayuu u yimid Galgalana waa la geeyay kadiba Dubai ayuu yimid oo howshiisii halkii  ka sii watay

Allsanaag.com

Comments are closed.