webmaster@laasqoray.net

Kooxda Qeylo Dhaan oo Soo Saartay Hees Cusub oo ay Ugu Magac Dareen XIldhibaaani-maayo Xaal Qaado.(Halkan ka Daawo)

Kooxda Qeylo-dhaan oo inta badan hada qaada Heeso Wadani ah oo ay ku dheehan tahay qiiro ayaa waxay markan soo saareen hees cusub oo ay ugu magac dareen XIldhibaani-maayo xaal qaado oo ka turjumaysa xaalada dhabta ah ee Xildhibaanada tirada badan ee Soomaalida.

Halkan hoose ka daawo Heesta Cusub ee kooxda Qeyladhaan ku sifeynayaan Baarlamaanka Soomaaliya.

http://www.youtube.com/v/0TIn2muK4qI&hl=en_US&feature=player_embedded&version=3

LaasqorayNet-

Comments are closed.