| No | Magaca Wasiir ku Xigeen | Magaca Wasaarada |
| 1 | Mudane Xaji Cali Sheikh Maxamed Nuur | Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta, iyo Awqaafta |
| 2 | Mudane Cumar Shiikh Cali Idris | Wasaaradda Arrimaha Dibadda |
| 3 | Mudane Ibrahim Isaaq Yarow | Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka |
| 4 | Mudane Mukhtaar Shiikh Shuute Shiikh Cali Maye | Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta |
| 5 | Mudane Daauud Cabdikariim Xaaji Cumar | Wasaaradda Gaashaandhiga |
| 6 | Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen | Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga |
| 7 | Mudane Maxamed Cabdulle Faarax (Geeseey) | Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, iyo Isgaarsiintan |
| 8 | Mudane Maxamed Cali Shire | Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha |
| 9 | Mudane Cabdirashid Maxamed Xidig | Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Shaqada, Homumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Isboortiga |
| 10 | Mudane Cabdi Cali Maxamud (Riyaraac) | Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-Udhiska |
| 11 | Mudane Xasan Yacquub Geescade | Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha |
| 12 | Mudane Cabdullahi Abokor Jaamac (Gardowe) | Wasaaradda Kaluumaysiga, Bayada, iyo Khayraadka Badda |
| 13 | Mudane Cabdulqaadir Haji Maxamed Suldan Lugadheere | Wasaaradda Dakadaha, Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka |
| 14 | Mudane Siciid Maxamed Jimcaale | Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta |
| 15 | Mudane Cabdiraxmaan Yusuf Faarax (Dujana) | Wasaaradda Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka. |
| 16 | Mudane Faisal Cumar Guuleed | Wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare |
| 17 | Marwo Faduma Xasan Cali | Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska |
| 18 | Mudane Cisman Libaax Ibraahim | Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada |
Magacaabis wasiirudawlayaasha Xukuumadda Federaalka KMG
1- Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Xafiiska Raisulwasaaraha.
2- Mudane Cabdulqaadir Macallin Nuur Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Madaxtooyada.
3- Mudane Maxamed Cali Xaamud Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda
4- Mudane Maxamed Xasan Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Maaliyadda & Lacagta.
5- Mudane Maxmed Cabdi Abtidoon Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga.
6- Mudane Axmed Cali Yaqle waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.
7- Mudane Maxamed Cali Xagaa Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Bey’adda & Kheyraadka Badda.
8- Mudane Cabdirashid Xaaji Deerow Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka.
9- Mudane Dr. Maxamuud Shiikh Xasan Akhi Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.

