webmaster@laasqoray.net

Maayarkii Degmada Badhan oo La Doortay Iyo Ku Xigeenkiisii (Daawo Sawirada)

Badhan(MMedia) waxaa maanta la doortay Gudoomiya Golaha deegaanka degmada badhan ee gobolka sanaag iyadoo maalintii shalay  la magacaabay  xildhibaanada  Golaha deegaanka iyadoo ay xildhibanadaasi ahaayeen 28 xildhibaan.

maanta waxaa xaflad lagu qabtay  guriga Hanuuninta  iyo dhaqanka iyadoo ay kasoo qayb galeen wasiiradii uu kamid ahaa golaha deegaanka iyadoo ay sidoo kale kasoo qayb galeen xildhibaanadii iyo musharixiintii golaha deegaanka  Ayuub baarjeex iyo xildhibaan C/risaaq axmed ciise iyo waliba  Gudoomiye ku xigeenka   oo ahayd gabadh taasi oo ay lagu magacaabo sayanab cabdi Aar.

waxaan ay xafaladini u dhacday si wanaagsan iyadoo ay sidoo kale  ahayd mid dadku kasoo qayb galeen bulsha badana ay banaanka ka daawanaysay kalana socotay  makarafoono debeda ku xidhnaa  iyadoo halkaasina ay xafaladu ku bilaabatay waxaan sidoo kale halkaasi ka hadlay wasiirka arimaha Gudaha puntland iyo Horuarinta Reer miyaga C/laahi axmed jama ilka jiir waxa uu ugu baaqay in si nabad iyo waliba ninkii isleh wax ayuu u qabanayaa dalka in aad doorataan .

Halka kasii akhriso

Comments are closed.