Waqooyiga shishe ee Somaaliya iyo hareeraha madaxtooyada, ayaa waxaa socda dadaal lagu doonayo in lagu dhiso ciidamo aad u hubaysan, oo ay maal galisay dal aan la shaacin, sidoo kalana shaqaalaysiiyey sarkaal ka tirsanaan jiray CIA’da ahaana diplomaasi Mareekan.
Wakalada wararka ee Associated Press ayaa xogta heshay kadib markii ay sameeyeen xiriiro dhanka taleefoonka iyo waraysiyo xaga E-mailka ahi ay la yeesheen sadex khuburo oo ku dhaw goobaha abaabulka ka socdaan. Khuburadaan ayaa sidoo kale xaqiijiyey in ay tababaro kabilaabmeen Puntland, maamul goboleed ka dhisan Waqooyi Bari, lana aaminsanyahay in ay ku jiraan saliid iyo shidaalba.
Waxaase wali aan la aqoon dhowr walxaalood oo muhiim ah – sida cida malaayiin doolar barnaamijkani ku maalgalisay iyo waliba ujeedooyinka ay ka leeyihiin.
Pierre Prosper, oo ahaa shaqsi u qaabilsanaa dambiyada dagaalka xiligii madaxwaynihii hore ee Mareekanka ee Bush, ayaa wakalada usheegay in dal Islaam ahi u shaqaalaysiisay in uu lataliye u noqdo dhanka amniga iyo la-dirirka musuqmaasuqa. Pierre Prosper ayaa ka gaabsaday in uu shaaciyo dalka shaqaalaysiiyey, isagoo ku daray in dhaqaalahani ay ka yimaadeen “sanduuqa zakada”, waajib kamid ah tiirarka Islaamka oo sanad waliba laguto. Isla deeq bixiyahaas ayaa maal galiyey abaabulka kasocda Waqooyi Bari, oo lagu doonayo in lagu dhiso ciidan aad u xoogan.
Somaaliya ayaa ah dal aan dowladi lahayn tan iyo 1991, haatan’na kulmisa hogaamiya beeleedyo, qabqablayaal diimeed, 8,000 oo nabad ilaaliyaal, dowlada kumeel gaarka iyo taageerayaasheed.
Marxalada ay dalkani ku jirto awgeed, deeq bixiye dhinac la saftay oo aan la ogayn ciduu yahay ayaa abuuri karto khatar, ayuu yiri E.J.Hogendoorn, oo ah sarkaal katirsan hay’ada International Crisis Group.“Ma naqaan deeq bixiyahaan aan is shaacin, in uu wado dano Somaaliyeed ama dano iyaga u gaar ah” ayuu yiri xilli la waraysanaayey. “Haduu deeq bixiyahani qarsoon yahay rug ganacsi, waxay rabaan shidaal si deg-deg ahi lagusoo saaro, haday dowladi tahayna waxay rabaan in ay wax kabadalaan saamiga awoodeed ee Somaaliya.”
Dufcadii u horaysay oo ka kooban 150 askari ayaa isniintii u dhamaatay tababar 13 usbuuc socday, ayuu yiri Maxamed Faroole, wiilka madaxwaynaha Puntland. Wiilka madaxwaynaha oo inbadani u dhaxeeya dowlada, saxaafada iyo waliba diblomaasiyiin shisheeye, ayaa wakalada Associate Press u sheegay in ciidamada cusub ay raada cadayn doonaan burcada buuraha Galgala.
Saldhiga guud ciidamada tababarka uga socda ayaa 200 Kilometer waqooyiga ka xigta goobaha la bartilmaamedsaday, balse goobahaas ayaa deegaan u ah kooxo lugu xiriiriyo Islaamiyiinta, kana biyo diidan barnaamijka shidaal barista. Kooxdani ayaa hogaamiya, nin lagu magacaabo Maxamed Saciid Atam oo dhowr jeer dagaal kaga horyimid maamulka Puntland. Qoraal ay soo bandhgtay qaramada midoobay bishii Maarso ayaa ku ee’deeyey Atam in uu dulaalay hub loo xawilay xarakada Shabaab ee koonfurta dalka Somaaliya. Xarakada Shabaab ayaa ah muqaawimada ugu tunka weyn guud ahaan Somaaliya.
Wiilka Faroole ayaa qeexay in ciidamada cusub loogu talagalay la-dagaalanka burcad badeeda, balse sheegay in hadii amnigu adkaado, uu ku raja waynyahay in ganacsatadu dowladu la xulufooweyso.
“Shidaal baaris lama bilaabi karo, haday jirto amni daro,” ayuu yiri Maxamed Faroole. “Waa in aan burburinaa burcadbadeed iyo Shabaabka.”
Shidaal baarista ayaa ka bilaabantay goobo koonfurta ka xiga buuraha Galgala, inkastoo muga ay la egtahay inta keydsan aan wali la cadayn.
Michael Shanklin, oo ahaa taliya kuxigeenkii hore ee xarunta CIA Muqdisho labaatan sano kahor ayaa sidoo kale wakalada Associate Press u sheegay in isaguba ay shaqaalaysiiyeen isla deeq bixiyahaan aan wali la shaacin. Taliya kuxigeenkii hore ayaa sheegay in uu kula talinaayo deeq bixiyahaan dalka Islaamka ah, codsaday in aan isi shaacin, ay daaha gadaashii kasoo baxaan ay taageeridoodi cadeeyaan.
Ciidamada cusub ayaa waxay ku hubaysnaan doonaan 120 gawaari ee nooca Cabdibilayaasha ah – oo hada maamulka Puntland u yimid – iyo lix duyuuradaha yar yar ah oo lugu ilaalanaayo xeebaha, buu yiri Maxamed Farole. Ma jirto awood kale ee Somaaliya oo leh qalabka circa.
Isbuucyadii u dambeeyey ayaa ninka lagu magaacaabo Shanklin iyo Prosper oo labudaba ah diblomaasiyiin dhawr jeer kulmay, si ay uga wada hadlaan siday heshiis u dhax dhigi lahaayeen Puntland, Mogadishu iyo shirkad ka ganacsato tababarada amniga oo lagu magacaabo Saracen International, ayuu dhigay Prosper isagoo qaab qoraal ahi usoo gaarsiiyey wakalada Associate Press. Wuxuu kaloo ku daray in ay tababarka fidinayso Saracen ay kharashkiisu dabirtay dalka Islaamka ahi aan wali la shaacin.
Shirkada Saracen ee xarunteedu tahay dalka Ugaanda ayaa ku magacawneed waraaq uu qoray xoghayihii horay ee Sheikh Shariif, Abdulkarim Jama, kuna saabsaneed tababar loo fidiyey ciidamada madaxtooyada. Sidoo kale bishii 11, sideed iyo tobankeed ayaa dowlada Puntland shaacisay in isla shirkadaasi tababar u fidinaysay ciidamada badda Puntland.
Ninka lagu magacaabo Pelser ayaa inkiray in uu qayb ka ahaa barnaamijka tababarka ciidamada Puntland iyo kuwa Mogadisho, isagoo sheegay in uu kaliya baray Puntland shirkad lagu magacaabo Saracen Lebanon. Mas’uuliyiinta dalka Labenon ayaa sheegay in aysan rikoorka ugu jiran shirkad layiraahdo Saracen. Pelser ayaa sidoo kalena diiday in uu bixiyo shirkaduu magacaabay meel lagala xiriiro.
Pelser ayaa kamid ahaan jiray ciidamo lagu magacaab “special forces” ee dalka Koonfur Africa. Isaga iyo in badan oo ku dhow dhow ayaa u shaqayn jiray shirkad layiraahdo “Executive Outcomes” kana ganacsato ciidamo calooshood u shaqaystayaal ah ay iibiyaan, kaalin libaax ahina ka qaatay burburinta qolo mucaarad ahayd oo ka biyo diidnaa macdan baarista dalka Sierra Leone.
Prosper ayaa diiday in uu ka jawaabo mar aynu wax ka waydiinay inta lacag barnaamijyadaan loo qoondeeyey, balse khuburo Nairobi jooga oo aynu la xiriirnay ayaa sheegay in $10 million ku dhawaad ku baxday hub iyo mushaar.
Somaaliya ayaa ah dal aa’feeyey musiibooyin aad u fara badan, ayna xaruma ku leeyihiin dagaal yahano shisheeyoo oo gacan siiya xarakada Shabaab. Waxaa badda cas waqooyigeeda ka xiga dalka Yemen oo Mareekanku ka ugaarsanaayo kooxo xagjir ah. Kooxahaan oo rabo in ay ka fakadaan ugaarsi uu maal galiyey Mareekanka ayaa somaaliya u arko goob ay u baxsan karaan.
Cid alaala cidii maamusha ciidama aad u tababaran, hub fiican sita, mushaarkoodina bixinkarta ayaa fadhida boos ay ugu gorgortami karta awooda dalka.
Maxamed Faroole ayaa diiday in uu ka faalooda mustaqbalka siyaasadeed ee aa’bihiis, balse sheegay in siduu aa’bihii madaxweyne u noqday ay eriyeen burcadbadeed badan ayna si joogta ahi u bixiyaan mushaarka ciidamada.
Qaramada midoobay ayaa haatan wado baaritaan ay ku ee’gayaan in sameynta ciidamadani cusub ay gees marayso cuna qabatayn guud ahaan Somaaliya kasaaran dhinaca hubka, ayuu yiri sarkaal sare oo u shaqeeya qaramada midoobay oo diiday in magaciisi la shaaciyo.
Cuna qabataynka ayaa ah mid mamnuucayso xawilaada hubka, nooc kasto oo qalab military ama taageerida qolo kasta oo hubaysan ee Somaaliya, iyadoo aan la ogaysiinin golaha amaanka ee qaramada midoobay.
Xigasho Associate Press
Tarjumaadii Cabdulquduus Nuur Saalax (Donyale)

December 6, 2010 at 4:26 pm
makhir boy wax ssc laa dhaha oo wax ku qabanay maa jogaan waa raag haan mushahar ina cali shireh bay kaa qaatan waxa iska lehdhamantod ninka isna majerteen baa iskaa leh haday cid wax oo qabanayan cumarmaxmuud waxay xasuuqen dad dhulbahante aah dhulkay ab kaa ab degankoda ahaa baa laga qaaday ssc meeday kaa waaran no sheeg inadeer
December 6, 2010 at 4:16 pm
majeerten waxay so waatan warsangele maa garaan
dhulbahante waa dameer ay waatan majerteen wax maskax aah maa qaaban hada dhawaan qaax iyo barakac baa buhoodleh ku so fool leh dagaal baa kaa curanaya se degdeg dhulbahante iyo qayb reerka isaaqa aah gobta 21 saano dagaal laguma maaqal hada kaa hor waxa hoogaminya dagalka majerteen maall geeleyah miisna caagaran waa laa xasuuqay dhulbahante oo majerteen ayaa caagta maarshay dhulkana kaa qaabsaday indhaha kuma arkaan waxa lo diiray in isaaq daagal ku qaadan si anay oo xasusan xasuuqa lo gaystay dadkoda , miisna warsangeleh dhabar jaabkana ku haayaan
December 4, 2010 at 6:20 pm
hoooooooooooooy yaan been laysu sheegin bal waa eegna ciyaartu mashay ka balibato hada ciyaartooyo baa laysu raadsadey balse waxaan la yaabanahay majeerteenka rabo inuu macdan ka baaro dhulka wersengali mayna ogayn in hubka laga keeno yemen uu labo habeen jidka ku soo jiro oo atam uu hawshaas dhan qabiilka u qaabilsanahay mida kale waxaan la yaabanahay gawaaridaan badan ay majeertenia la soo degtey yey wax kaga qaaadeysaa soo maaha kuwii waagiii majiyahay dabadooda xabaduhu fariisteen oo laga soo gurey carar ay cararyeen mid kale yaa u sheega inaan 3f aan waxba ka qaban meesha ay hubka iyo ciidanka u samaysanayaan ee ay tahay man to man ama nin laysu qaabilayo aysan jirin gawaari lagu cararo markaa waxaanse ku qoslaa nacaskan ilka jiir ah oo weliba duliga ah ee daba socda nin uu isagu kaga haboonyahay madaxweynimada maamulka ssc na hub baan uga soo dejinayna laasqorey si ay ay isaga kiciyaan heeryada isaaq iyo majeerteen
December 4, 2010 at 12:58 pm
aad baan ugu faraxnay horumarka la yaabka leh ee puntland gaarytay masha alah alaha u siyadiyo sharifba iyo dawladiisa xun kumanan cidana aya loo dhisay waxna qaban waye hadii puntland ilahay heerkan gaarsiiyay waxa dhahdan maasha alah
December 4, 2010 at 12:39 pm
Warsangeli weligiis ma dagaallamin, oo dagaal ma uu yaqaan, halka dhabayaco ay yihiin duulsoogubtey oo ka-itrabadan wasangeliga, oo weliba yaqaan sida ay ukaashadaan hiilna uga-helaan Dhulbahantaha doofaarrada ah.
December 4, 2010 at 12:36 pm
Abdirisaaq Shire waxaa layiri nin meel laga jecelyahay ka taga wuxuu tagaa meel laga necebyahay. War Puntland gacanteeda midig baad tahaye maxaad wax adigu aad leedahay nin kale uga cararaysaa. Waa sidii rag hore u yiri “… war maxaa libintii darood lahaa dabacayuun siiyay…”. War Puntland cidna kaama lahee daka ha sumayn, wale barina warsengeli baad ka saari ee joog.
Laaluush qaatayaasha Faroole iyo IlkaJiir midna Puntland maahan ee niman kiraysan.
December 4, 2010 at 12:35 pm
Adeer warsangeli ayaga ayaa qaybsan oo is-neceb oo iska-soo-horjeeda. warsangeli ayaga ayaa aan heshiin-akrin oo reer-ba uu reer-ka kale duuulaan ku-yahay oo u-ciil-qabaa. haddii aan tusaale yar kaaga-sooqaado, waa aad ogtahay in qalab-kii lagu-dhisi-lahaa dekedda laasqoray ay reer-warsangeliga kamid ah bililliqaysteen oo shilmaad yar siisteen. Qalabkaasi waxa uu kadhexayey Warsangeli oo idil, hase’ahaato’e waxa afka udhigtay oo boobay reer waxa boobay reer caadaqaatayaal ahoo dhuuni-raadsha. Tusaale kale haddii aan kusiiyo, waxa aydin ogeydeen in Warsangeli ku-kala-jabay oo ay kala-hiilsadeen Dhabayacada. Waana taas tan keentay in Galgali ay ygacan-gasho majeerteen iyo Dhulbahante huwan ahoo isugu-hiilinaya Habar-xabuusheed-nima-da iyo is-xigid-da ay iska-xigaan Warsangeli-gan aan ceelna u-qodnayn ciidan-na aanu u-maqnayn. Talo waxa ay iga-tahay in Warsangeli raadsado cid ay iskaashadaan oo gacan-siisa si ay isaga-caabbiyaan Habar-xabuusheedka kala ah majeerteenka iyo Dhulbahantaha looyaqaan cali geelii ba’ay.
December 4, 2010 at 10:45 am
Cidda warsangeli jebisey ee majeerteenka uga-hiilisey waa Dhulbahanta-ha dhuuni-qaata-ha ah. Ninka Layyidhaahdo cabdi samad Cali Shire ayaa waxa uu had’iyo jeer Warsangeli-ga ku-timaamaa magacyada ay Majeerteenku ula-baxeen Warsangeliga oo ah: CAWS-CUNA-YAAL, DAMEERA-LA-DAAQAY-YAAL iyo kuwa kale oo aanan halkan kasheegi-karin xarragada awgeed.
Waxa Dhulbahantuhu maalmahan kufaanaan inay ayagu yihiin kuwa meesha galgala layidhaahdo kujebshey warsangeli-gii is yiri bal maruun niman yohow dagaallama. Ninkii la odhan jirey waa dhaawac, Galgala-na waxa ka-shirbaynayaa wiilal geel-jira-yaal ahoo Dhulbahante ahoo Majeerteenka midiidin u ah.
Waxa aanan garanayn waxa Warsangeligu ugu-dulqaato reerkan Dhulbahantaha ahee aan waxba iskaga-tirin Warsangeli iyo duulka la-hal-maala, oo u haysta duul ka=hoosaya oo aan waxba iska-celin-karin. Maanta Galgala waxa kataliya Cabdi samad cali Shire, assaga ayaana warsangeligu udaba-fadhiistaan arrin walba. Ee bal maxaa tala ah oo lagala-hortagaa ninkaas iyo budhcaddiisa uu Xuddun kala-yimid.
December 4, 2010 at 8:26 am
reer somaliland waa inay diyaar garoobaan,waayo ciidamadaa iyagaa loo samaysanayaa ee maaha budhcadbadeed lala dagaalamayo,waa in puntland dagaal degdega lagu qaadaa oo garoowe ganta lagu dhigaa,hadii aany taaas yeelin somaliland si degdeg ah way ka shaykeen doonaaan kuwaasi waxay wadaa.somalidu waxay ku maahmaahdaa NIMAAN WARANKAAGU GELIN WEEDHAADU MA GASHO,markaa hadii aan mar dagaal culus lagu qaadin puntland weligeen nacasnimada inagala hadhi maayaa…
December 4, 2010 at 7:52 am
wallee waxa soo socda ayaa kadaransomali hadday gaalo iyo gaalo raac kahari wayso iyo wadaad xume
war gaal Somali land ,Putland,shababland makala jecla
ee midooba oo magicii somaliyeed raadiya
Maraykan wixii uu kasameeyay LAATIIN AMERICA dib uraadiya
Ciraaq iyo Afganistaan yaa layey oo hadda mamula ?ma maqasheen Black water waa caloshood ushaqeestayaalka hadda laga hadlaayo waa caddaan South african ah ,Newzland Xataa waxa kujira hadda Uganda.
waxa ciraaq Ragga Afka futda kawasa waa iyaga
ma,ogtihiin wadamada sida Congo,Siraliyoon waxa kadhacay ama hadda kadhacaya
Shirkadahan iyagoo SHIDAL ,DIAMOND Qodanaya ayey haddana dadka baa bi,iyaan ama dadka qaxiyaan
December 4, 2010 at 12:34 am
haa adeer canbuuladiina ii kariya puntland ne halaga tashado, maaamulne warsangali ha loo dhiso walibaa baa madaxwaynaha xaq u yeelan markaas adeer, wax yar i suga canbuaan ka saariye……………caqliyadii baantuuga miyaa harti soogashay adeerayaal war warsangali isaa puntland asal ah cidnane weeerar kuma ah argagaxisad atam ayaa tolka madaxa isku galin ee sida kale wax dhiba ma jiraan viva puntland viva all harti and daarood
December 3, 2010 at 11:21 pm
Adeer nimanka dhahar jooga waad daqaan ee kaagama waramaayo. Waa niman xiniinya waaweyn cadkoodina banaanka wax ku qaata. 120 gaari waa nimankii dhabayaco ka furan lahaa, hadhowna idinku qabsan lahaa. Warsangali Puntland kama mid aha, waa qowmiyad gaar ah ilaahay dal bari iyo baxriba siiyay.
Si kastaba ha ahaatee, Puntland ama qabiilka dhabayaco, waxay ku xad gudbeen go’aankii qaramada midoobay ee qondeeyey in Somaliya aan hub la keyn karayn.
Faroole waa dambiile dagaal, Ilka jiir waa xirow waysada u qaada dhabayaco.
December 3, 2010 at 10:16 pm
sxb cabdirizaaq puntland haday ciidan dhisato oo amaanleeda adkaysato ma warsan gali bay u dhisan war san gali ma wuusan ka mid ahayn puntlan waaba yaabka yaabkiis mida kale bal dhiso maamul yaa kuu diiday dhahar ka dhiso
December 3, 2010 at 10:12 pm
waw caadi maahan puntland waa u baahan tahay ciidan cudud leh
December 3, 2010 at 9:59 pm
Aad bay u mahadsanyihiin qolada soo tarjumtay qoraalkaan aadka u xasaasiga ah. Warsangali waxba u maharin walee. Waa in si deg deg ahi loo dhisaa maamul goboleedka Maakhir State.