webmaster@laasqoray.net

Masiirka Reer Maakhir Ka Weyn Dood Lagu Qabto Teleconference.

Indhawaalaba Waxaa Socday kulamo dhanka Taleefanka oo qaar kamid ah Jaaliyadaha Reer Maakhir ee Dibada qabanayeen kuwaas oo intooda badan ku dhamaada Fashil, Dhalinyaro huwan Magaca Jaaliyada Maakhir ee Mareykanka ayaa markan isku mashquuliyay Waxaan yaga iyo dadka reer Maakhir dani ugu jirin oo ah in ay qabtaan kulan taleefaneed lagu googaaleysto.

Habeenimadii Xaley aya Waxaa dhacay kulan dhinaca Teleefanka oo lagaga hadlayay Sidii Maamul loogu sameyn lahaa Deegaanka Maakhir Islamarkaana uga Madax banaanan lahaayeen Maamulada dhinacyada ka xiga, sida ay ii  sheegeen qaar katirsan dadkii lagu casuumay shirkaas.

Shirkan Xaley ayaa waxaa ka horeeyay kulan kale oo ahaa Axadii hore oo lagaga hadlayay Xaalada Deegaanka Maakhir, shirkaas wax kasoo baxay majirin oo aan ka ahayn in dadku ka xun yihiin Mashaakilaadka kala duwan ee lasoo darsay Mandaqada Mudooyinkan dambe.

Waa Mihiim in dadku ka tashadaan Aayahooda oo is xogwereystaan bulshana waxay ku horu-martaa markay isku tashato, Bulshada Reer Maakhir gaar kuwa dibad jooga ah  oo hore loogu xaglin jiray ka gaabinta dhinaca horu-marka deegaanka ayaa waxay markan la soo baxeen dhaqan aan horey loogu aqaan oo ah in ay habeen kasta shiraan hadana aysan waxba kasoo bixin oo shirkoodu noqdo biyo col dhaanshay

Shirarka badan ee aan lahayn ujeedada ayaa waxaa la rumaysan yahay oo la isku raacay in ay ku dhamaadan fashil waxayna noqdaan hal bacaad lagu lisay, Reer Maakhir waxaa looga baahan yahay in shirkoodu yeesho midho dhal

Ma Xuma in dadka Reer Maakhir Maamul Sameysto waana arin mihiima, hadaba waxaa is weydiin mudan dhalinyaro xiiqsan oo qiireysan ma dhisi karaan Maamul tankale Maamul caadifad lagu dhisay ma noqon karaa hana qaad waa maya sidaan filayo waxa loo baahan yahay in ay dadku si durugsan  u farakaan oo meel fof wax laga eego

Sidee Lagu dhisi karaa Maamul amaba lagu horu-marin karaa Gobolada Maakhir waa wax simple ah marka afka laga leeyahay balse marka loo hawl galayo oo lagu dhaqaaqayo waxay u baahantahay karti iyo dadaal badan islamarkaana qofka ku dhaqaaqaya amaba bulshada ku dhaqaaysa waxaa laga rabaa in ay dhab ka tahay mawqifka ay aaminsan tahay

Waxaa nasiib daro ah in dadka reer maakhir isku wareeriyaan waxaan dhaafsiisaneyn afka amaba goobta ay markaas joogaan waxaan bulshada Reer Maakhir ka codsanayaa in ay iska dhaafaan maaweelada iyo sheeko xariirada oo ay si toosa u wajahaan Wixii ay awoodaan oo ay qaban karaan

Maamul u sameynta Deegaanka Maakhir waa in laga tashadaa dhamaan Isimada Deegaanka Waxgaradka deegaanka Culimada Deegaanka hadii kale wuxuu noqon doonaa maamul dad gaara dano ku fushadaan.

Ilaahow Tubta Toosan Na Garan Sii Adigaa Wax Walba Awoodee.

Qoraa Madax Banaan Yuusuf Sheekh Axmed

Maqaalkan kama turjumayo Aragtida ama Siyaasada Warbaahinta Laasqoray.Net Wuxuu gaar u yahay Qoraga oo laga xidhiidhi kara wixii talo tusaale ah.

Laasqoray.Net-

Subscribe to Comments RSS Feed in this post

12 Responses

  1. rag ayaa buka somaliland wax shaqo ah kuma lihidiin ee socda. waar hedhe half keenawarsengeli ayaa rabna somaliland so what part of it you guys don’t get. anagu somaliland baanu nahay somaliland wax iidoor la yidhaa uma khaas ahan ee samaroon ayaa ku jira anagaa kula jirna dhulbahante oo isagana kala half ah ayaa kula jira somaliland sow the majority saying yes somaliland ee iska socda waxba idiin ma soo cadee.

  2. Isaaqland dhulkooda ha joogaan. Kuwa ay reer abtiga u yihiin oo aan brainwashka ku sameeyeen yeysan isku heleen. Waan la soconaa dadka qaarkii ineysan qadiyad iyo dhiig toona leheen. Cakuye iyo wixiii Iidoor dhaleen baa laga sugayaa inay dad noqdaan.

    Alllow laangaab Iidoor wax igu daran.

  3. waar arintu wax kale weye ee sheekada buska ku qari weeye. arrintu waa durbaan tum oo deked ugu sheekee umada uu durbaana u garaaca. mida labaad dakad imaanaysa meeshan mataalo ee waxa loo socdaa waa khayraadkeena in la gurto oo la qadhaabsado ee halala dagaalamo tuugadan inoo keensatay inay hantida uu ilaahay inagu manaystay ee dabiiciga ah. hana laga hortago tuugtan majeerteen. waar meeshan wax ma soo socdaanee yaah sheekadu waa durbaanka buska ku qari durbaan been ahna garaac. waana la is yaqaanaa. meesha wax kale ayaa loo socdaayee yaah hala iska qabto tuugta.

  4. walaalo ma dad dan gaara wataa miyaa masiir leh waaban la yaabanahay. waar heedhe anaga warsengeli laba ayaanu u kala qaybsanayn. kal badh ow badh ayaa somaliland ahaa halka uu badhka kale somaliweyn watay. dee kolkaa qaybteenii baa loo xoogsheegtay ee socda waar heedhaha waxaan aad wataan kuwii kolka horeba somaliland diidanaa ayaa watay. badhkii somaliweyn ayaa la yimi puntland sidoo kalena la yimi mantana maakhir waayo kolkii ay arkeen in aanay meelna u marayn riyadoodii bay la yimadeen sheeko beelaysi ee iska socda xaqiiqadu waa somaliland. inta aad umadxoog ku qabsateen yaah ood u afduubateen dhinacaas majerteen badn maantana kolkaad ku guul daraysateen ood meeshi wax kasoo waydeen baad la timaadeen inaad mantana noola timaadaan sheeko xariiray kale kkkkk. iska socda somaliland lakala goyn maayo dhiig ayaanu u qubayaa si aan degaankayga iyo umadayadn warsengeli ee somaliland taageersan looga saarin jamhuuriyada ay hirgashadeen 1991kii. somaliland lakala goyn maayo ee riyadiinan iska wata saxibayaal. somaliland baanu guudkeenu ku laabanaynaa isla imikadan jirta ee bal xoog waakaase igu qabta.

  5. calooshood ushaqeystayaasha majeerteniya dan uma hayaan sanaag bari hayland iyo galbeed bari aan tashano oo aan tusno dhabayacada waxeey tahay

    • abti waan ku dareemay inadan ahyn reer makhir waa maxay sanaag bari aad leedahay soma ogid beeshu sanaag iyadaa leh. xaafada ceergaabo idinku taala iyo ceelafweyn baad ku leedihiin gobolka waxaadna ka tihiin 15% hadad tihin isaaq markaas baad leedahay sanaag beri khajili maysid waa hadalada isaaqu ku sheekaystaan adeer dhulka reer maakhir baa leh majeerteen iyo isaaq nooma sina majeerteen waa walalkayo nala dhashay bal adigu waadiga isku kaaya diraye xageed ka socota mida kale miyaad ilowdey xasuuqii aad dadka u geysatey fuck gortaas baad leedahay waa somaliland kaama maqli karo arinkaas mardanbe majeerten waa wlaalahayo waan islayna meelna ma kala jirno balse hada wixii laga bilaabo maakhir baan nahay oo cid amuurahayga soo faragashanaysaa ma jirto isaaqna qori caaradii baa naga dhaxaysaa akhiryo aduun meel an kuu soo maro baa waayey goortaas baas hadalada jilicsan leedahay

  6. war hala tashto dheexaan dhaahay faroole garoowe ayuu daneynayaa iyo majeerteniya bas

  7. walalayaal anagu hadaa horumar garaysaan idinkama xumin balse dadkina wax uqabta sababto ah dhahar abaar xun baa laga soo shegay hadalka intaa iska daysaan bal horta marka hore wax muuqda la imadaa midakale ah dhakhatirta turkiga ah shalay waad maqlayseen in aad dad lagu layey waxna la dhawacay xoogadi lowadana la dhacay marka dad saas ah yaa wax ku aminaya marka hore boorka iska jafa dad meel logu hagaago noqda wabilaahi towfiiq

  8. waxaa yaablehwaamaxeyreer maakhir mase eesheegikartaa macnaheeda aniga oo haybleh layaqaano haybtaydunatahay warsangeli maxaa keenay in beryahan danbe laqariyo magaca warsangele hadaba anigaa kuusheegi dad diidan magaca warsangeli baakeenay maakhir ooaan macnaheeda la aqoon nasiibdaro dhalin yarada warsangelina may hubsan ee wayskalaboodeen haybteena ilaahey maqrin idin kuna maha inaadqarisaan warsangeli hanasoo baxaan kuwa iskuqarinaaya maakhir eediidan warsangeli

  9. majeerteen RAALI KAMA AHA IN laas qoray deked laga dhiso ilmaha yar ee reer maakhir ayaa arintaas garanaya caamada ayaa og markaa warsan geli ruwaada iska daaya ee inagu aynu tashano oo boorka ka jafno mashruucii faadumo jaamac oo aqoonyahan keenu hala kulmo faadumo sidii wax loo qaban lahaa halaga wada hadlo , faadumo runtii waa qof mudan in loomahad celiyo mar hadiiba ay isku dayday in ay deked dhisto hadana waa in shir laqabto sidii mashruuca dekeda loo hir gelin lahaa , iskana DAAYA HADALKA RIWAAYADA AH EE ORANAAYA PUNTLAND BAA WAX INOO DHISAYSA , KU QUUSTA SALDHIGII BURCAD BADEEDKA EE QOW LAGEEYEY KU QUUSTA DHAKHAATIIR TII TURKIGA AHAYD EE MAJEERTEENIYA OO QURA INDHAHA KU QALAY, KU QUUSTA 4TA MAYOR EE REER PUNTLAND EE SIMINAARADA LOOGU QABTO KENYA IYO ADDIS , MAYARADA BADHAN IYO DHAHAR MIYAANAY PUNTLAND AHAYN ? DHIB BADAAN AYAA LAYNA KU HAYAA EE AYNU TAHSHANO INAGOO AH REER MAAKHIR

    • thank you inadeer runsheegow aad baad u mahdsanatahay majeerteen iyo isaaq yuhuud baa inoo dhaanta waa run arinkaas inaynu yuhuud isu dhiibno intey majeerten iyo isaaq isu dhiibi lahayn