Warbixin cusub oo naga soo gaarey maamulka masjidka Al-Noor oo ka Qayla dhaaminaya Dayac Tiri uu u baahan yahay Masaaajidkaasi Jaamaca ee Badhan.
Sida ku Cad Sawiro laga soo qaaday masaajidka waxa ka Muuqata Baahiyo Guud sida dhimayaasha Bur Bur ka Muudo.
1- Bur Bur dhanka saqafka Sare ah taasi oo Sahlikarta in Roobku Gudaha u soo Galo Masaajidka
2- Dayac Tir La’aan ka Muuqata Gudaha Dhismayaasha Masaajida sida Albaabada daaqadaha iyo Tiirarka Dhismaha ee masaajidka Al-Noor.
3- Dhismaha Masaajidka oo Meel Cidhiidh ah ka Dhisan hadii ay Suura Gal Noqonayso waa Muhiim in Goob Loo iibiyo sida ku Cad Warbixinaha Masaajidka
Qofkii taageera dhaqaaleed doonaya in uu ku sadaqeesto masjidka dayactirkiiska fadlan hala xiriiro
Sheikh Maxamuud Maxamed Cumar tel 0025290799886 Dahabshiil.
Fadlan Halkan Hoose ka Daawo Sawirada Maasijidka Al-Noor
http://www.alfalaax.com/masaajidka-al-noor-ee-badhan-oo-gargaar-degdeg-ah-u-baahan/
