webmaster@laasqoray.net

Maxkamada Sarre ee Kenya oo Dib u Soo Celisay Safaaradii Soomaaliya ee Kenya, Halkan ka Daawo Sawiradii Soo Dhaweynta Safaarada.

Dowladda Soomaaliya maanta waxay dib u heshay Dhismaha safaaradda dalku ku leeyahay Kenya, kaddib markii uu iibsaday nin ganacsade ah sanadkii 1994tii.

Maxkamadda sare ee dalka kenya ayaa maanta go’aamisay in Dowladda Soomaaliya ay leedahay dhulkaasi uu ah safaaraddii ay laheyd Soomaaliya.

Comments are closed.