Waxaa Halkaan Tahniyad ka diraya Dhamaan dadkan hoos ku xusan ,tahniyadaasi oo ka dhacday undergrounka Huteel Juba ee Magaalada Bosaso Maalinimadii shalay ee Jimcada taariikhduna ay ku aadanayd ,26/11/2010.
Waxaana dadkani ay u tahniyadaynayaan oo duco iyo Bogaadin Hawada u marinayaan Boqorka iyo Boqorada Farta iyo Faraantiga Mudane Ismaciil Warsame Muuse iyo Marwo Faaiso Cadi Maxamed.
1-Ugaas Xasan Ugaas Yasiim
2-Injineer- Yusuf Abshir Cadami
3-Dr-Xasan Cabdale Buuxe
4-Wasiir ku-Xigeenka dekedaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Abshhir Siciid Saalax
5-Injineer-Injineer Cismaan Cilmi
7-Injineer Caydaruus Finiin
8-Dr-C/risaaq Warsame Muuse
9-Cabtan-C/risaaq Maxamed Ciraale
10-Nabadoon Cabdi Cismaan Saalax
11-Nabadon -Galshe Maxamed Axmed
12-Nabadoon Yasiin Xuseen Cali
13-Nabadoon Cabdiqaadir Xarago
14-Ganacsade Siciid Mire Maxamuud (Siciid Mareero)
15-Cabdi Jirde Ciise
16-Xaaji Cali Shanle
17-Cabdilaahi Maxamuud Xasan(Galaalow)
18-Maxamed Siciid Gaanbe
19-Cali cabdi Gaanbe
20-Maxamed Axmed Shurdi(Basenjer)
21-Axmed Xasan Saalax
22-Axmed Xaaji Maxamuud
Dhamaan dadkaasi iyo Dadkale oo Farbadan oo ka mid ah Asxaabta iyo Ehelada gaarka ah ee Mudane Ismaciil Warsame Muuse iyo Marwo Faaiso Cadi Maxamed oo kala Jooga dalka gudihiisa iyo debediisa ayaa Hawada waxay u Marinayaan Mudanayaasha Tahniyado iyo Raynrayn ,Waxaana dhaamtood ay leeyihiin Noqda kuwii isku waara Guurkoodu soo degdego Guurkiinu guur Khayr Gurigiinu Guri negi.
Aamin Amiin Aamiin Aamiin….
