Akhristayaal sidaad ku arkid doontaan muuqaalka heesta waxay heestu ka turjumeysaa hidaha iyo dhaqanka suuban e Soomaaliyeed iyadoo erayada iyo laxanka heestan uu iska leeyahay Abdirishid Yusuf oo ku nool cariga Ingiriiska isla markaan uu ku luuqadeeyey Fanaanka da’ada yar ee Faysal Jawaase ayna la jiibinayaan faniin kale oo da’a yar.
Daawasho wacan
