Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Haweenka Jaaliyada Maakhir ee ku sugan dalka UK inuu shirweyne ka dhici doono magaalada London iyadoo ay ahmiyada shirkani tahey sidii loo heli lahaa isku duubnida Haweenka Jaaliyada iyo kor u qaadida ka qeyb galka horumarinta Deegaanada Maakhir ee Sanaag, Haylaan, Jubooyinka iyo Galbeedka Gobolka Bari.
Sidaa awgeed waxaa Haweenka jaaliyada laga codsanayaa iney kasoo qeyb galaan shirkan iyadoo aad cinwaanada aad hoos ka heli kartid iyo xiliga ama wakhtiga la qabanayo.
Cinwaanku waa: SOUTHALL NEIGHBOURLY CARE CENTRE
32 FEATHERSTON ROAD
SOUTHALL UB2 5AQ
Wakhtiga: 14:00 -19:00
Busaska: 105,120 195,e5 h32
Train station: Southall station
KA LA SOO XIDHIDH
Saynab abdulahi 07957703102
Ifrax cali 07930405054
