Dhamaan Umada Soomaaliyeed ee Kudhaqan Wadanka Uk waxaa La ogaysiinaya Mudaharaad balaaran oo lagaga Soo horjeedo Dowlada inkiriiska oo Maalinta Sabtida 4 dec kadhacaya Magaalada London.
Mudaharaadkan oo ah Mudaharaad ay umada Soomaaliyeed ku muujinaya in aynan Marnaba raali ka ahayn lacagta Tax ama Canshuurta laga qaado lagu gumaado Shacab Soomaaliyeed isla markaasna ay kasoo Horjeedaan in Somalia lakala jarjaro.
Mudaharaadku wuxuu kadhacayaa Albaabka hore ee Aqalka Raisalwasaaraha Wadanka UK david cameron 10 Downing Street, London, SW1A 2AA
Mudaharadku wuu Dhacaya maalinta Sabtida 4 dec 2010 saacada 3 galabnimo

December 4, 2010 at 5:55 pm
waxaan la yaabanahay nimankan isaaq horta walalayaal runta in la sheego waa haboontahay oo umadi hadey ku tala gasho inay dal jira noqoto dhib kuma jirto waa la heli kara balse in taariikhda la khaldo ma haboona waxaana kuu sheegaya waxaad ii sheegtaa meel ay djabouti ay ku noqotey wadan jira wax kale kuma noqon ogalaanshiyaha umada soomaaliyeed bay ku xirnayd wakhtigaas waxaanse u soo jeedinaya reer somaliland waa ku saxantihiin horumarka aad sameyseen oo aad soomaali ku dhaafteen laakinse waxaa haboon in lays weydiiyo waxaad afkiina ku tiraahaadna faqash baa diyaarado nagu duqaysay oo waan ka go’nay somalia waxaan rabay inaan ku weydiiyo shalay ma ilowdey markii ciidankii snm oo ay horkacayaan siinlaayo iyo talaabo ay ku laayeen maato aan waxba galabsan dhulka reer maakhir markaa maxaad u sheeganaysaa dhulka dad aydin isku qabiil ahayn isku deegan ahayn isku fikir ahayn somaliweyn ah ama jecel inay ka mid noqdaan horta taas waad ku khaldantihiin sababtoo ah somali waan ka go’ay gobol ka mid ahna waan rabaa layskuma qaato mida kale so ma ogid dadkan aad sheeganaysid inay yihiin wersengali iyo dhulbahante weligood usoo dagaalamayey xornimada soomaaliya .teeda anaa idin la qabo inaan waxba lala qaybsan karin garowe iyo gobolada dhexe oo waa dad nolosha ka doortey dano gaaro ah oo aan weligood ilbaxayn balse waxaad sheeganaysaan inad ahaydeen dad dowladii 60kii wax ka qaybsatey xageebuu daciifnimadu idiin ka timi hadaad waqooyi ahaydeen sidee dad aad ka ilbaxsanaydeen idiin duudsiiyaan xaqiina hawiye oo magaalo arag markii aad idinku joogten london iyo daarood oo xoolo dhaqato ah markaa waxaan idin sheegaya waxaad ahaydeen dad aan majare toosan ku socon wakhtigaas .balse waxaan idinkula talin lahaa hadii aad labadiina gobol aad soomaali kula soo noqonaysaan shuruud ku xidha dadka aad la midoobaysaan waxay doonto ha noqotee .midakale ha ilaawina hadii aad ku tala gashaan inaad khasab ku afduubantaan dhul daarood leeyahay inuu idiin bilaab mayo dagaal sookeeye oo aydin idinku arag 20 sanadood ee ugu danbeeyey .hadiise aad rabtaan inaad dagaanansho ku noolaantaan labadaan gobol faraha ka qaada oo ilaawa .waxaadna khuraafaad ugu sheekaysaan nimaka gudeybiirsaha iyo ciisaha iyo ergo’an idiin ku jiraa .kuna tala gala sidaad aad uga caraaraysaan in qabiiil daarood ah idin xukumo ama hawiye bay ugu cararayaan qabiilada sanaag iyo sool. soomaali waa istaqaan qabiil walba dhul buu daga qabiilna qabiil uma soo dhuunto oo ma yiraahdo wadan baan noqonaya anaana ku xukumaya waa wax lagu qoslo .sababto dhulbahante waa nimankii halgankii dheera kaga saarey ingiriiska dhulka soomaliyeed markii aad idinku u ahaydeen shacab .wersangelina weligiis ma arag guumeyste dhulkoodana maakhir baa la oran jirey ingriisna ma qabsan talyaanina ma qabsan waxa uu aha dhul maamul leh oo ka talin jirey suldaaankii maxamuud cali shire taasna waxay kuu cadeynaysaa sida ay labadan qabiil taariikh u leeyihiin iyadoon somaliland iyo somaliweyn ba jirin waxa aan ka sheekaynayo waa laba boqol oo sano ka hor mahaa 1991 .markaa walalayaal waan oganahay in qabiil gaar ah ay somaliyaa dhaafsadeen arimahooda gaarka ah ee bal mar labaad miiska kaalaya oo yiraahda maxaad anag noo ogashiihin ama waxaas baa noo cuntamayaa oo aan somali ugu so laabanaynaa hadii aysan jirin dadkuba waa idin la arkayaan oo markaas cidi idin hor istaagta baaa idin ka khaldan .midna ha ilaawina xasuuqii ay snm ka geysatay sanaag xusuusnaada oo marka ay maakhir iskeeda u istaagto waa laysla xissbtamayaa .qaxooti baan soo saaraynaa waxa lagu hadlo maaha taas waa mid idinka idin khuseeysa ,mida kale hanjabaada iyo car yaa ka qayb gala wax lagu hadlo maaha somaliland cid horumarkeeda hortaagan ma jirto ee sida ay rabto oo ay wax ku doonayso baa khaldan inan iskuulada hargeysaa aan caruurta ugu dhigo daarood baa ina xasuuqay hadan qabiilo daarood ah baan rabaa oo dowladayda ku camiranayaa si ay dowladaha aduunka ugu cuntunto markaa waxaan u gartey falinka BEERKA JECLI XAYDHANA JECLI oo labada arimood soo kala saara anaguna hadaanu nahay reer maakhir dhimasho baan ka xignaa in isaaq oo la ogayahay xasuuqii uu u geystey reer maakhir 92 dii in ay xukumaan dhul ay leeyihiin reer maakhir ama daarood markaa wlalayaal ina kal wareejiya filinku yuu dhiicisoobine waana idin salaamaya walaalahayga reer maakhir iyo somaliland iyo puntland iyo ssc state
December 4, 2010 at 12:49 pm
Hadii maanta ay reer Somaliland debada u rogiwaayaan Wanlaweynta isasoo urursanaysa, waxba ma aha. Waxa laydiinka baahan yahay in aad tustaan waxay yihiin.
Haddii taasi dhiciweydo, waxaan leeyahay kuwa dalka jooga ama shicibka dalka joogaa waa inay ooda u rogaan qaxootiga degen waddanka. Waxaan sabab uga dhigayaa taas, waxaynu had iyo goor la jecelnahay inay wax noqdaan, hase yeeshee waa cadawgeena goor walba taagan, ee markay Milnasteexo leh innagusoo eegaba innaga dhexkacaya.
Waa in aynu maanta tusnaa waxay yihiin. Haddii kale waxbaba ma nihin. Mid wal oo maanta doonaya inuu ka horyimaado Somaliland oo deggen dalka Ingiriiskaba Hooyadii iyo Carruurtoodii ba ku nool Waddankeena. Dhinacay ka baxdaa waa bakayle qaleen baan ku soo koobayaa hadalkayga.
December 4, 2010 at 9:56 am
Somaliland Waa Dal Madaxbanaan Ee Maaha Gobol Sugaya Somalia
Posted on dec 3 2010 by unregistered
Ummadda Somaliland waxay go`aansatay 1991 inay qaranimadeedii kala soo noqoto Somalia kuna dhawaaqday inay tahay dal madaxbanaan oo xuduudiisu ku salaysantahay tii ay dawladnimada ku qaadatay bishii June 26dii, 1960 sida dalalka Afrika oo dhan. Somaliland waxay buuxisay dhammaan astaamaha shuruud u ah dal xor ah oo xaq u leh aqoonsi diblomaasiyeed oo buuxa kuwaas oo kala ah: Dal, dad, xuduud, calan, dastuur, Garsoor, baarlamaan , madaxweyne, xukuumad, iyo ciidan. Sidaas awgeed waxa dalku u taaganyahay waa aqoonsi buuxa uu ka helo Beesha Caalamka oo soo iftiimaya.
Hawsha ugu weyn ee xukuumadda laga rabo waxa weeye ilaalinta iyo difaaca madaxbanaanida dalka. Waajibaadkeeda ugu muhiimsanna waxaa ka mid ah adkaynta nabadgelyada, horumarinta, difaaca dalka, iyo in dalka lagu soo galo lagagana baxo sifo sharci ah. Laba arrimood oo runtii aad uga soo horjeedda madaxbanaanida Somaliland ayaa ka dhacay welina ka socda dalka dhexdiisa. Labadaas arrimood oo kala ah: Saldhigga kooxda nabad-diidka (SSC) ku leedahay magaalada Buuhoodle iyo wasiiro ka yimid Maamulka Puntland ee Somalia ka tirsan oo sifo sharcidarro ah ku soo galay Buuhoodle. Arrintaasu waxay Somaliland ka bixisay sawir aad u qaldan oo loo fasirikaro in aan Somaliland loo arkin dal madaxbanaan balse loo arko maamul gobol oo sugaya inta Somalia ka hagaagayso.
Beelaha ka kala tirsan Qorulugud iyo Buuhoodle ee dhawaan shaqaaqadu ku dhexmartay degaanka Kalshaale waxay labaduba ka tirsanyihiin dalka Somaliland, xallinta dhibaatadooduna ma khusayso umana taaallo Puntland balse waxay u taalla ummadda iyo xukuumadda Somaliland. Waxay noqotay arrin lala fajaco markii wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, Mudane Gaboose, uu taageeray faragelinta qaawan ee wasiirada Puntland ku sameeyeen dalka Somaliland. Wasiir-ku-xigeenka arrimaha gudaha ee Somaliland, Mudane Cismaan Garaad Soofe, ayaa ku sifoobay wasiirka difaacaya qaranimada iyo madaxbanaanida Somaliland markii uu sida cad ugu amray wasiirada Puntland in aanay sharcidarro ku soo gelin Jamhuuriyadda Somaliland waxaase mijaxaabiyay Mudane Gaboose.
Dhawaaqyada meelaha qaarkood ka baxaaya ee midnimo raadiska ah laguna beerlaxawsanayo ummadda Somaliland ee sheegaya in Hargeysa laga dhigo magaalo-madaxda Somalia lana siiyo Reer Waqooyiga madaxweynaha waa kuwo halis ah oo mar labaad ummadda Somaliland u loogaya Somalia, khatarnna lagu gelinayo jiritaankooda mustaqbalka. Midnimadu waa shey qiimo badan laakiin su`aashu waxay tahay dadka Somalia ma fahamsanyahay qiimaheeda? Jawaabtu waa maya.
Dadka dega inta u dhaxaysa Boosaaso iyo Beledweyn waa adag tahay in dawladnimo lala qaybsado waayo waa dadkii ka mus`uulka ahaa duudsiga qaybtii ay dadka Reer Waqooyigu ku lahaayeen dawladii Is-raaca mudadii u dhaxaysay 1960-1969, waa dadkii afgembiyay dawladii rayidka ahayd ee horseeday Taliskii Maata-layska ahaa ee Siyaad Barre (1969-1990), waana dadka ka mas`uulka ka ah halaagga iyo dawladla`aanta Somalia ka jirta mudada 20ka sano ah (1990-2010). Waa dad islaweyn oo aaminsan in iyagu xukun kasta iska-leeyihiin, waa dad aan gorgortanka dawladnimo aqoon oo aan waxba lala qaybsankarin. Waa dad shiddo ah oo colaaddda, dilka, iyo dawladnimo la`aantu kala qiimo badantahay kala dambaynta, is-maqalka, dawladnimada iyo horumarka.
Bal u fiirso khudbadii uu madaxweynaha Puntland, Mr. faroole, jeediyay Ciiddii dhawayd ee Arrafo. Waxa uu khudbadaas ku yidhi, “Wasiirada Daaroodka ah ee uu dhawaan magacaabay Ra`iisal wasaaraha Cusub ee Somaalia, Mr. Farmaajo, ee aan kasoo jeedin Majeerteenka waxaa laga bililiqaystay Majeerteen isaga oo ula jeeda wasiirka Dhulbahante iyo wasiirka Laylkase.” Dadka sidaas u fekeraya dawladnimo ma lala qaybsankaraa? MAYA. Nabadgelyada iyo horumarka Somaliland iyo Somalia waxa ay ku jiraan in la kala ahaado laba dawladood oo walaalo ah oo uu ka dhaxeeyo iskaashi iyo wax-wada-qabsi mustaqbalka sida dalka Jabuuti..
Madaxweyne Axmed Moxamed Moxamuud (Siilaanyo) iyo xukuumadiisa cusub waxaa dhakhso looga fadhiyaa inay muujiso wax ka qabashada labada arrimood ee ka taagan Buuhoodle. Dal xor ah ma dhexjoogikarto jabhad ka soo horjeedda qaranimadiisa iyo madaxbanaanidiisa isla markaana halis joogta ah ku haysa nabadgelyadiisa, lamana filayo nabadgelyo ka dhalata beelaha degaanka Buuhoodle inta ay jirto koooxdaas nabad-diidka ah. Dal xor ah macquul maaha inay iska soo galaan wasiirro ka tirsan dal kale oo qayb dalka ka tirsan u maamushaan sida ay rabaan. Somaliland maaha gobol sugaya Somalia ee waa dal madaxbanaan oo laga filayo inuu difaaco madaxbanaanidiisa.
Ibrahim Hassan Gagale
December 4, 2010 at 9:54 am
Somaliland Waa Dal Madaxbanaan Ee Maaha Gobol Sugaya Somalia
Posted on November 26, 2010 by unregistered

December 4, 2010 at 8:21 am
anigu waxaan odhan lahaa reer somaliland haday doonayaan in faraha laga qaado waa inay puntland dagaal ku qaadaan horta aynu dhinacuun u kala dhacno kuwaas,dhibaato badan ayay unoo gaysteen welina inala daba joogaan,horta intaynaanu waxba dhisan dagaalku ha inaga dhamaado oo nimankaa mar gacanta ha la saaro,oo ha loogu tago garoowe iyo qardho,koonfurta somaliyana iyagaa dhibta ku haya ee hadii taa la yeelo geeska africa wuu degi lahaa oo si fiican ayaa loogu wada noolaan lahaa..
December 4, 2010 at 8:13 am
reer somaliland waxaanu ugu baaqaynaa ina ay iyana mudaaharaad kaa ka soo horjeeda ay qabtaan lana dagaalamaan dadka ka soo horjeeda xoriyadooda oo aanu weli dagaalkii faqashtu ka dhamaan,waxaan u sheegayaa ina reer somaliland aany cidina qurbaha kaga badnayn,markaa dadkaa somaliyeed itaalkooda tusaan oo iska celiyaan.
December 4, 2010 at 12:43 am
Aad baan uga xumahay in reer Somaliland nabad ka sameeyeen dhamaan dhulkooda ila xadka ay galbeed la leeyihiin jabuuti ila dhinaca bari iyo xadka ay la leeyihiin gobolka bari ee somalia. Awdal ila Sanaag in la mari karo iyadoon isbaaro iyo kufsi laga baqanayn aad baan uga xumahay, waanan mudaharaadaya.
Aad baan ugfa xumahay in reer soomaliland miinooyinka dowladi siad barre ku aastey dhulkooda ay ka saareen dhulkooda oo ay meesha ka dhigeen meel la mari karo oo ganacsi ka socon karo, aad baan uga xumahay waanan mudahaaradaya.
Aad baan uga xumahay in aan beelaha Somaliland aanay dagaal beleed weyni ka dhicin 1997 ila 2010(13 sano) taasi waa wax aan ka xumahay. Maxa Isaaqa iyo Daroodka iyo beelaha kale ee Somaliland isu dili waayeen, waa wax aan la yaabay, aad baanan uga xumahay in aanay sida isu dilin, waanan mudahaaradaya.
Aad baan uga xumahay in Somaliland beelaha koonfurta ka soo baxdsadey ee labada boqol oo kun gaadhaya ay soo dhoweeyeen, waanan mudaharaadaya.
Aad baan uga xumahay in Somaliland horumar ka dhacay oo caruurtooda ay iskuulo ay wax ku bartaan dhisteen iyo ceelal dadkoodu wax ka cabo, waanan mudaharaadaya.
Aad baan uga xumahay in aan Somaliland ka qeyb qaadaan dagaalada Somalia ka socda iyago weliba awood dhaqaale iyo mid militeri leh ay meelo badan gubaan dad badana laayaan, maxay uu layn waayeen dadka iyago awoodaas leh, waan ka xumahay, waanan mudaharaadaya.
Aad baan uga xumahay in qurbajooga Somaliland iyo kuwa reer Somaliaba safar dalxiis sanad kasta ku tagaan Somaliland iyago helay dhul Somaliyeed oo nabad ah, waan ka xumahay, waanan mudaharaadaya.
Maxay wershado uu dhisteen reer Somaliland, maxay wadooyiin uu samaytseen, maxay hospitaalo uu samaysteen, maxay beelahoodu isu layn waayeen? miyay inaga fiican yihiin, tan oo kale looma dulqaadan karo.
Waxa aan raba beesha dhulbahante oo beesha habaryoonis la dagaalama, beesha habar jeclo oo beesha warsangeli la dagaalama, beesha sacad muuse oo beesha ciise la dagaalama beesha gadaburs oo beesha ciisa muuse la dagaalama, waxa aan raba in ciidagale iyo ayuub iyo arab dab ka dhex shidmo. Fiqishiini iyo gabooye iyo akisho iyo dhamaan waxa beelo somaliland dega inay hubka qaataan oo is madhiyaan baan raba.
Burco iyo Boorame, Ceerigaabo iyo Caynabo, Hargeysa iyo Togwajaale, beesha magaalooyinkaas awood lugu weyn ku eh inay beesha ay ka awood badan tahay xasuuqdo baan doonaya.
reer Somalilandow maxaad nabada iyo ku dhaqanka diinta islaamka idin daba dhigey, maxad sideena oo kale isu madhin weydeen, maxa magaalooyinkiina loo geyn waayay amisom iyo afrikaan dumarkiina kufsafada.
Tan oo kale looma dulqaadan karo ee dadweynow waa in aanu mudaharaadno.
December 3, 2010 at 10:38 pm
waxaan umada somaliland ugu baaqaynaa in ay iyana isla maalintan bari ah ay bilaabaan mudaharaad rabshado wata oo dagaal lagu qaado kooxda wada banaanbaxan. dhiigna haku daato si loo jaro banaan baxan socda. isla markaana waxaa bari isu soo bax dhigaya umado kale kolkaa loo ogolaan maayo insha allah.
December 3, 2010 at 9:49 pm
walaalayaal reer somalilandow intuu hogaankeenu joogo london aanu anana u abaabulno mid ka dhan ah. sidoo kale wata rabshado. waayo waxaa wata xaasidiin waa in aynu ka dhabqinaa. kolka ay isku soo diyaarshaan mid wata rabshado waa in aanu kala hortagnaa oo aynu kaga soo horjeedno. waxaan leeyahay umada reer somaliland ee ku dhaqan dalkan uk khaasatan london idina mid abaabula isla maalintaas lagaga soo horjeedo somalia aqalka raisal wasaaraha haday tagaan calanka xun ee uraya ee ay inala daba joogaan halagu horgubo hortooda. mid somaliland lagu taageerayo oo rabshado wata. si ruqsada loogala noqdo. oo ay policeku kuwoodan abaabulaya mudaharaadkan uu xabsiga ugu taxaabo. viva somaliland viva britain. down somalia iyo talyanaiga ay hoosta ku wateenba.
December 3, 2010 at 9:44 pm
anigu waxaan horta leeyahay kuwa wata mudaharaadkan hala iska dhicsho waayo sheeko kale ayay waayeen.
waar hee dhaha miyaydaan aqoon in somali midowgeedu xoog ahayn mida kale miyaydaan aqoon dadka dalkan somaliland badankiisu inuu leyahay no somali weyn. kolay david cameron wuxuu idiin soo kaxaysan askar oo mudaharaadkaba waa la idinka wada xidhi.
already mudaharaadyo kale ayaa ku socda oo shacabkiisi ayaa ku mudaharaadsan oo leh no more spending cuts. ma wasakhaasi bilaa sharafta ah miyuu dhag u dhigi. unless aad samaysaan mudaharaad rabshado wata ayaa idinkana la idin tusi ciqaabta. dad baa xaasidnimo waashay. isku waasha oo weligiinba olol ku jira waxba haka bixina. waayo ma maqashay xaadisu laa yaflax.
mida kale anigu somalia la ima yidhaah ee waanu kala tagnay oo waa wax dhimatay somaliweyn. diiday jabuuti diiday somali galbed idiin diiday nfd idin diiday somaliland idin diiday. what part of no you guys don’t understand we will repeat for you. dhulkan lagama yaqaano somaliweyn hadaad is waalwaashaana qaxootigiina ayaanu dibada usoo tuuri. kuwan majeerteena waxaan idin leeyahay xasidnimo ayaa idin haysa waayo sideena wax taariikh ah caalamka kuma lihidiin ee iska socda waayo somaliland waxay leedahay taariikh waa dal jiray oo lasoo cusboonaysiin karo waana kii somali ugu horeeyay. saaxiibayaal idinku ma haysataan xuduud gumaysi oo aad africa la hortagtaan. qolodan xamarna haday edebsan waayaan oo ay imaansan waayaan qaxootigooda iyo dadkooda soo barakacay ayaanu dibadaha u soo daadin ama bada ayaanu ku shubi. waanu idinka layn dadkiina. ama faraha nooga qaada waa car kii xamar kasoo jeedaa oo mudaharaadkaas lagu arkaa maanta wuu shahaadan. dadkiisa oo bilaayo ku dhacda yaa ka badan. anaguna waxaanu dhigi mid aanu idinkag hortagayno oo wata rabshado si la idiin carqaladeeyo. waayo kolkaad soo baxdaan anana mid idinka soo horjeeda oo aanu ku taageerayno somaliland baanu dhigi. hadhow wixii rabshado dhacaa idinkaa la idin saari. policeka dalkana mudaharaadka wuu idinka soo xidhi. walaalayal umaa reer somaliland haday run tani tahay mid maalintaas halala beegsado si ay sheekadu uga qudhun qadhaadhaato. waayo kolkay midkenaan ku rabshado wataa halagala hortago. hadhow haduu dagaal dhaco si uu policeku mudaharaadka u joojiyo. waayo waxaa la odhan laba kooxood baa islaayay kala dira. hadiiba kale waa huuhaa mudaharaadkani. intuu madaxweynaheenu joogana waa in aanu u heelanaana in anau mid aad ugu ah lidi ku dhigno qolyahan is mooday inay ax yihiin.
viva somaliland viva reer jabuuti down down somalia down down majeerteenia which we called part of somalia. viva ethiopia viva kenya.
December 3, 2010 at 9:23 pm
Somaliland dawlada UK waxay utaqaan (Dawlada somaliland ee Somalia) markaad magacaa micnihiisa u fiirsato waxaad si cad kuugu muuganaya In aan Dawlada UK Xisa u hayn kalagoynata Somalia, Dhinaca Caawimida bini aadan nimo ee dawlada Uk Siiso Somaliland Runtii waa arin loo bahan yahay Sababtoo ah Umad somaliyeed oo cawimaad u baahan ayaa ku dhaqan Gobolada S/L. In kastoo Shaki wayn laga qabo isa loo gaadh siinayo Dalkiiba, Sabatoo ah adaad argato magaalada ugu wayn S/L waa hargaysa e waxaad ku arkay Horuumar shacabku sameeyeen lakiin haba yaraatee ma’ar kaysid wax dowladi qabatay. aysidaa tahay hadana macaawinada waa loo bahanyahay intay gaalada ku baaqan lahayd.taa micnaheedu maaha ha laseexdo lakiin waa ha las dejiyo Somaliya waa somaliya weligeedna way ahaane.
December 3, 2010 at 7:54 pm
inta reersoomaliland ku mashquulsanyihiin reerhebel iyo xisbi hebel walawayntuna wax kale kama shaqayso aan ahayn xaasidnimo iyo sidii ay soomaliland wax u yeelilahaayeen waxaan u malaynayaa waxa halkaa dhigay waa xaasidnimada ay u hayaan somaaliland ama 10d street ka ooya ama shabaab sooxidhxidha waxba ma taraysaan anagaga la,aantayona (reer somaliland)waydinkaa waxba noqon waayey,kkkkkkkkkkkk kkkkkkkk
December 3, 2010 at 7:51 pm
Hadaba waxa loo sheegayaa dhafoorqiiqlayaasha Pugland ama mudaaharaada ama maryaha dhigta madaxana ku socda Somaliland waa dal iyo qaran madax bannaan oo aan ka mid ahayn gobol Somalia ah. Waana sida uu ula soo noqday qaranimadiisii oo la daba qabateeyay. Waana Illaahay maddiis oo maanta waa dal xor ah. Cid is hortaagi kartaana ma jidho. Ma sheegin wixii dhoohan ee ay irbaddu dhinac ka saaran tahay.
Haddiiba uu jiro. Mudahaaraadka la sheegayo Somali kale dhigi mayso oo waxay ka xishoonayaa xumaanta iyo iska horkeenka Somalida. Waxaanay dadku qabaan caqligooda in aan madaxbannaanida JSL lagu soo celin karin mudaaharaad, xattaa xabad iyo dagaal oo aanay halkaas cidina isku soo lugoynayn. Bal se waxa lala yaaban yahay waxa kaga maqan dhafoorqiiqlayaasha qaranimada JSL ee laga siiyo. Kolley waa bixiso iyo naf wadkeed galay ee bal inoo wada mudaaharaadka iyo wixii kale ee la hayo is-hortaagga qaranimada Somaliland. Xeradii Alle ooday baa oodan.
Wa Allaahu Al-Muwafaq.
Ducaale II
December 3, 2010 at 5:29 pm
mar hore bay ahayiid in lagu kaco arintan oo weliba maalin walba oo siilanyo meel gaadho in sidan si leg lagu sameeyo weeye waana in maxkamad aduunka ah lahor keenaa siilanyo waa denbiile dagaal
December 3, 2010 at 3:43 pm
NIN ADDUNYA JOOGOOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN
ilbaxnimada iyo horumarka 20 ka sano gaartay ayey kamid tahay tan
in Qof kasta wuxuu rabo qoro isagoo adeegsanaaya magac somali qabiil
marka aad kahadleesaan Kala go,ida somalida
Qoyskiinna markay mudaharayeen oy lahaayeen haddaan wasiir nalasiin waan kabaxeenaa Dowladda maxaad u mudaharadi waysay?
war beenta daaya