webmaster@laasqoray.net

OGEYSIIS-Shir deg deg ah oo ay Jaaliyada Maakhir UK qabaneyso Jimcaha 23/12/2011

Waxa maalinta Jimcaha ah ee taariikhdu tahay 23/12/2011 shirwayne jaaliyada Maakhir ee UK ka dhacaya magalaada London,  xafada Southall.

Shirka oo ay wafti balaadhan oo ka timi USA oo ay ku jiraan aqoon yahano waxgarad oo kala ah Al-ustaad Said Saalah Ahmed.Col.Mohamed Abdi QAAC.Eng.Abdullahi M Hassan halkaas oo ay warbixin uga wadaan jaaliyada USA 

Waxaa dhamaan laga codsanayaa xubnaha Jaaliyada Maakhir-UK, yar iyo weyne, Haweenka iyo ragaba iney shirkaan kasoo qeyb galaan.

Goobta
Southall neighbour care centre southall ub2 5al 

Time ka
16:30-19:30 

Wixi fahfahin ah  la xidhidh Gudida iyo odayaasha jaaliyada 

Cawil gees 07950935316
Saciid maxamud 07534226558
Yusuf cali 07984628060
Cisse Abdalle 07944130581

Comments are closed.