Insha allah Maalinta Axadda ee Bishu tahay 03/04/2011 waxa la qabanayaa shirweyne ay soo qaban qaabiyeen dhallinyarada reer Maakhir ee qurbe joogta ah . Waxana looga dan leeyahay oo cinwaankiisu yahay “ ISBARASHO QURBE JOOGTA IYO MAAMULKA CUSUB ” ee degmada Badhan /Sanaag / PL.
Telefoonada la soo wacayo ayaa ah sidan :
(1) Yassin Salah Duale (952)594-5875
(2) Mohamed Ibrahim Gagaroor(651)235-1641
(3) Ahmed Mohamed Ali (612)701-8487
Saacaddaha ama xiliga uu shirku dhacayo
USA : Central Time : 1:00 pm, ama Kowda Duhurnimo
Somalia : 9: 00PM, ama Sagaalka Fiidnimo
UK: 6: 00 pm ama Lixda Galabnimo
Waxa marka hore khudbad jeedin doona Maayarka degmada Md. C/risaaq Axmed Ciise, kadibna waxa la is weydaarsanayaa fikrado horumarineed iyo waxqabad.
GUUL GUUL insha allah
