Ururka Maakhir Society wuxuu ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Reer Maakhir ee Uk gaar ahaan inta ku nool London iyo nawaaxigeeda inay kasoo qayb galaan shir ka dhicidoona Magaalada London Shirkaas lagaga hadli doono arimo muhiima waxyaabaha shirka lagaga hadli doonana waxa ka mida Wadatashi iyo sidii loo dar dar gelin lahaa kaalintii jaaliyadu ku lahayd horumarinta deegaanka maakhir Abaaraha ka jira deegaanka iyo sidii gacan looga gaysan lahaa iyo Warbixino ku saabsan Jaamacad Maakhir University.
Hadaba waxa dhamaan jaaliyada laga codsanayaa inay kasoo qayb galaan wakhtigana dhowraan shirkan oo ah mid muhiimadiisa leh goobta shirku ka dhici doonaa waa Addreska hoos ku qoran
White City Community Center
India way
W12 7QT London
Buses 148, 207, 63
Taariikhda Sabti 12/02/211
Saacada 2:00 PM
Wixii faah faahina waxaad kaloo xidhiidh kartaan telefoonada hoos ku Qoran
Maxamuud 07960519842
Khayre 07538808222
C/casiis 07961746753
C/rashiid 07984599404
Waxaad kaloo nagala soo xidhiidhi kartaa e-mailkan maakhirsociety@gmail.com
