Waxaa sharaf inoo ah inaad nagala soo qeyb-gashaan xaflad shir muhim ah oo looga tashan doono mustaqbalka Jaaliyada Puntland ee Uk ku nool. Waxaa sidoo kale shirkan ka qeyb galaya wafuud balaaran oo ka kala yimid North America sida USA CANADA Iyo Europe. Hadaba waxaa muhim ah inaad dhowartaan waqtiga iyo habsamid shirka idin koo mahadsanid.
Taariikhdu waa 23/04/2011
Time 5.00 PM ilaa 10.00 PM.
Goobtu waa 1,Lancing
Street Post-Code NW1-1NA
Nearest Tube station Euston Station iyo Kings Cross Station
Euston Station Trains Victoria line Iyo Northern Line.
Busses 205 168 253 30 390 91 73
18 476 10
Contacts
Maxamed Cali Diirshe
07951897047
Safiyo Cabdulaahi
07958781390
Caasha Xaaji Diiriye
07796620613
Fadlan dhowra waqtiga iyo balanta waa muhim inaad ka qeyb-gasho shirkan horomarka xambaarsan.
