webmaster@laasqoray.net

Ogeysiis-Shirweyne Jaaliyada Reer Maakhir ee UK Taariikhdu markey tahey 10bisha December

Waxaa jaaliyada Maakhir ee ku dhaqan cariga Ingiriiska la ogeysiinayaaa inuu qabsoomi doono shirweyne balaaran iyadoo uu shirkaasi ka dhici doono magaalada London ee xarunta Boqortooyada Britiania.

Shirkan oo lagu falan qeyn doono arimo dhowr ah ayna ugu horeeyaan kuwa horumarka u ah Deegaanada iyo gobolada ay Reer Maakhir degaan tusaale ahaanarinta Jaamacada Maakhir iyo Horumarka guud ee Mandiqada.

Shirka ayaa dhici doono hadii Allah awooda lahi idmo maalinta Sabtida 10bisha December 2011.

Goobta uu shirku ka dhacayo waa:

WINDMILL PARK COMMUNITY CENTRE SOUTHALL UB2 4UT

Wakhtiga iyo Taariikhda waa:
Wakhtiga- 14:00-18:00  AMA 2PM-6PMTaariikhda- 10/12/2011

Gaadiidka Goobta imanaya

Buses- 207,427,607,195,92,282,83

Trains-SOUTHALL RAIL STATION

Faah Faahin
Wixi fahfaahin ah kala soo xidhidh gudida

  • Cawil Maxamed -Tel 07950935316
  • SACIID MAXAMUD-Tel 07534226558
  • MAXAMED AHMED- Tel 07538808222

Comments are closed.