webmaster@laasqoray.net

OGEYSIIS:- Shirweyne Jaaliyada Sanaag, Haylaan, Galbeedka Bari iyo Jubada Hoose oo ka dhacaya Liverpool

Waxaa Dhamaan Jaaliyadaha Kasoo Jeeda Goboalda SANAAG, HAYLAND IYO BARI Iyo Gobolka JUBBADA HOOSE La Ogaysiinayaa Inay kasoo Qayb Galaan Shirkii LABAAD oo Ka Dhici Doona Magaalada LIVERPOOL ee Wadanka England Maalinta Tariikhdu Tahay SATURDAY 26/02/2011. Sacaduna waa 13:00 OO La Mida Kowda Duhurnimo

Shirkaasoo daba joga kii ka horeyey ee la qabtey 28th November2010..Oo Lagu Dhamaystirayo Arihimii Hore Loga SHirey Ee ay ka mid ahayeen Horumarinta wadanka, Sida |Waxbarashada, Cafimaadka, Amaanka Iyo Weliba Abaaraha ka soo cosboonadey Goboladas Sidaa daradeed waxa mar labaad laga codsanayaa Dhamaan Jaliyada Kor Lagu Soo Shegey Iney Si Hagar La’aan Ah Uga Soo Qayb Galaan Shirkaas OO Lagagana Tashanayo Ayaahena Gudo Iyo Debedba.

Shirkaas oo Lgu Qaban Doono

PAKISTANI CENTRE
MULGRAVE STREET
LIVERPOOL L8 2TD

Wixii Faahfaahin Dheerada Waxaad Kala Xidhiidhi kartaan Qaban qaabiyeyaasha Shirka

MAHAD CALI MAXAMUUD JARIK Tel:07525454364
SALAX CABDI BOOBE Tel: 07883278468
Maxamed X Botaan Tel: 07576719141
Bashe M M Shire Tel: 07930326921
Maxamud Qoryare Tel: 07880925556

Comments are closed.