Kulan deg deg ah oo aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Xukuumada Maamul goboleedka Puntland maalintii shaleyto ayaa waxaa kasoo baxay go’aan ay qaadatey Maamulka Puntland ee ku wajahan Dowlada Federaalka Somalia iyadoo baaq ay kasoo saartey Dowlada Puntland uu ku cadaa in Maamulka Puntland uu AQOONSIGII kala noqdey Dowlada Ku meel gaarka ah ee Somalia.
Warsaxaafadeedkan oo uu warbaahinta u akhriyey Wasiirka xiriirka Caalamiga Mudane Daud ayaa u qornaa sidatan[Halka RIIX]
LaasqorayNET-Garowe
