webmaster@laasqoray.net

Qaban qaabada Xaflada 1da August oo ka dhacdey Garowe

Dowlada Puntland ayaa u dabaal degtey xuskii kasoo wareegey aas aaskii 13aad ee Dowlad Goboleedka Puntland oo la unkay sanadkii 1998kii iyadoo beelaha Shanta Gobol ee Bari, Mudug, Sool, Nugaal iyo Sanaag ay Garowe ku iclaamiyeen dhalashada Dowladaaas.

Iyadoo laga yaabo iney Ramadaan Kariim noqoto ayaa lasoo hor mariyey iyadoo xarunta Maamulka ee Garowe lagu dhigey Dhoolatus ay dhigeen qaar ka mid ah Ciidamada Daraawiishta, Police, Asluubta iyo Ururada Bulshada.

Halka ka daawo Sawiradii Damaashaadka.

Isha Sawirka Horseedmedia

Comments are closed.