webmaster@laasqoray.net

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta kormeer ku tegay qeybo ka mid ah furimaha hore ee ay ciidamada Dowladdu ku sugan yihiin

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa maanta markii ugu horeysay booqasho ku tegay furimaha hore ee ay ku sugan yihiin ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed, gaar ahaana kuwa degmooyinka Hodon iyo Howlwadaag.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kormeerkiisan ku wehlinayay R/wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane  C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Maxamed Cabdulle Geesey, Taliyaha Guud ee Ciidanka Xooga Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini, Afhayeenka Xukuumada Eng. C/raxmaan Yarisow iyo Agaasimaha Xafiiska R.wasaaraha Abuukar Daahir Cismaan iyo weliba saraakiil kale oo ka socotay ciidanka nabad illaalinta ee AMISOM.

Halka kasii akhriso

 

Comments are closed.