Raysal Wasaaraha Xukuumada Dowladda Fadraalka Mudane Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo” ayaa dhawaan la sooo ogaaday Gabadh Soomaaliyeed oo uu fara xumeeyay 25 ka hor oo ku beegan 1985 ka hor inta uusan Magaaladda Muqdisho uga dhoofin Cariga Mareykanka.
Warbixin ayaa waxay daaha ka rogaysa gabood fal ka baxsan shareecada islaamka iyo qanuunka caalamiga ah oo uu raysal wasaare Farmaajo u geystay Gabadh Soomaaliyeed ka hor inta uusan ka tagin Magaaladda Muqdisho ee Xaruunta Soomaaliya.
Maxamed C/laahi Maxamed oo ku Magac dheer Farmaajo ayaa ka hor inta uusan u dhoofin Wadanka Mareykanka Wuxuu Magaaladda Muqdisho ku kufsaday Gabadh Soomaaliyeed oo kasoo jeeda Qoys Magac iyo Maamus ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed, Farmaajo Markii uu gabood falkaas foosha xun u geysanayay Gabadhaas Wuxuu soo cabay Sharaabka Maanka Dooriya ee loo yaqaan Khamriga waxaana gabood falkaas ku weheliyay Wiil uu dhalay Ganac Sade Xoosh kibray oo Lagu Magacaabo C/raxmaan.
Raysal Wasaare Farmaajo Gabadha ay kufsadeen Isaga iyo Saxibkiis ayaa Waxaa dhalay Allaha ha u naxariistee Abwaanka Caanka ee ku caanbaxay tirinta heesaha saarka islamarkaana inta badan Soomaalidu ku xasuusato heestii ahayd Hooyadu waa lama Huraan Abwaan Cadhays Ciise.
Raysal Wasare Farmaajo ayaa Waxay ahayd sababihii uu uga cararay Magaaladda Muqdisho Fara Xumeynta uu u geystay gabadhaas Dowladuna Waxay amar ku bixisay in lasoo qabto yadoo oo garoomada Soomaaliya oo dhan la dhigay Dukumiintayo cadeynaya in ninkaas yahay dambiile oo lasoo qabto, Sida uu Afkiisa ka sheegay Farmaajo Dowladda Somaliya waxay marar badan ka codsatay in uu dalka dib ugu soo noqdo waxayna Dowladu u sheegtay in cafis loo fidiyay yadoo u adeeg sanayso ragg ay qaraabo hoose yihiin Jarmaajo oo katirsan Xukuumada Jaalle Siyaad Barre.
Magaaladda Minnesota ayaa waxaa haatan ka socda olole ku aadan sidii Raysal Wasaare Farmaajo Maxkmad loogu soo taagi laha Wadanka Mareykanka Markuu soo caga dhigto , sidoo kale dadka ku guda jira dacwada Farmaajo ayaa sheegay in aysan ,marnaba ka daalin doonin sidii ay maxkamad u soo taagi lahaayeen.
Yuusuf Sheekh Axmed “Yuusuf Indhayare”
Minnesota
LaasqorayNet-


December 3, 2010 at 1:51 am
horta rer muqdisho waa riyonayaan ayaan aminsanahy maxaa yelay dad aan iyagaba nabad rabin yaa nabad ukenayo farmajo haduu wax qabano gobolada uu kadhashy ayuu wax uqaban lahaa marka ninki ka sugaya in u wax uqabto waa wax aan waxba kala ogyn taas waa mid mida kale ee ah warsangeli wasiir warsangali wasir hadi lasiyo awalba dadkisa kuwi horay losiyey maxay uqabteen taas waa suaal? marka qofka waa in nabada ka timada mahan in nabad lagu khasbo
December 2, 2010 at 9:20 pm
REERAHA MUQDISHO DEGAN XILLIGII MEELO KALE LAGA MAAMULI JIRAY MAAHAN MAANTA AMA CADAW AAN JIRIN LOO SHEEGI JIRAY
waad salamantihiin Warsangali waxaan kaxumahay Qaabkan nacasnimada ah eed wax uqorteen
Runtii ninkaan waa halyey waxaan urajeen inuu noqdo kii somali mugdigaan kasaari lahaa insha allah
Ninkaan saddex Qolo ayaa cadawgiisa ah
1-Qolo sadbursi rabto ama wasiir raadis ah
2-Qolo aan rabin in ay koonfur degto ama Somali isu imaato sida ISAAQ IYO MAJEERTEEN Kuwaasoo u adeega Gumeysiga Madow
3-Qolo isir naceeb ama Qoyska uu kadhashay neceb
haddii ay run tahay Dowladda aad wasiirka karabtan maad kudacweesaan?
adinka mideeda kale Waqooyi lugtaad kula jirtiin,Bari sidoo kale waxbana kuma haysatiin
muqdisha waxbo kama helesiin.meeshan waxaa larabaa in GAALKACYO illaa KISMAAYO Dadka dega ay wax dhistaan
wasiir danbe oon Gobolkuu kasoo jeedo tagi karin mar danbe Jago lama siinaayo oon ka aheen ISAAQA iyaga waa lakala jabin rabaa.
Annaga qaasatan reer muqdisho ninkaan hadduu wax noo hagaajiyo oo Amisom naga kaxeeyo iyo Shabaab qabrigiisa ayaan xuseenaa waayo anaga Faroole oo Qabiilkiisa 20 sano nabad kunool inuu xamar arimaheeda kahadlo ama ciddii aan Ra,isul wasaare kadhiganeeno wax uyaal maahan filinkaas wuu qarxay mar hore addinkana ha isku daalinina
Adinka iyo SAMATAR toonareer muqdisho dan uma heesaan
Subixii ugu hureeyay ayuu Muqdisho Radio lasoo xiriiray markaasuu Wuu idin caayey Cidaha muqdisho degenow ayuu yiri
December 1, 2010 at 8:09 pm
Asalmu Alykum reer makhir first wad salamantiin, second shame on u reer makhir , ninkan ad fadeexdaynaysan joojiya Allah wuxu amray elsiter ceeb weeye in qof ceebihisa la sheego. You guys r bashing him like there is no one. I’m not saying he’s shouldn’t be punished if he did it. He should but beer in mind innocent till proven guilty, once u have the witness who was around @ that time they should witnesses as they must another word u have to see what was going on.If u witnesses someone who commit sins there must be four witnesses who saw the action, if is not,don’t be judgmental u r not the one who will punish him. any ways sheekada si loo soo gabiyo waxa kaloo ninka lagu curyamin kara(strip him out of his job) by judging him the lousy job he’s doing attack him in his word that he’s saying to the poor Somalis who’s in need assassinate his character. Digging his files now after twenty five years won’t help he lived, worked, and perhaps rise kids, in the state for the past quarter century no one bother to sue him or brought him to justice after all those years. I’m not saying he should get away with it, however there are alt of people who r warlords, criminals ,rapist and so forth, as a makhir people who used to had dignity and pride we shouldn’t be the first to expose him dig his dirty laundry let other people do his dirty jobs. Act like u didn’t hear it saw it or even know it we’re good at it we r reer nabi xasid we r good @ gossip, back biting and character assassination. We need to be civilized as we used to, have a pride, now we sell ,cheapest talk, we do it for the sake of it. A wise man once been asked how do u describe reer makhir he said always look for the one they hate(ninkay u necbyiin eega) he’s the best one they have kill ‘m. Finally
December 1, 2010 at 7:58 pm
Waxaan Layaabay MR: samatar, si toos ah ayuu denbigii ugu cadeeyey Saxiibkan la’eedaynayo Tankale Gabdhaha qurbah ee uu ka hadlay iyo tani waa kala duwantahay Midna Waa KUFSI (Khasab) ah midna waa war qoftaasi Ikhtiyaarkeeda Ugu badheeday. arima haysu qaldin PM,haku cadayn dembi aanda hubin. byee now
December 1, 2010 at 6:52 pm
wiildhaharow haddaan runta sheego ma qabiil kale ayaad dusha iga saari ?misse Arrintu farmajo kawayn oo Reerkaas ayaad neceb tahay?
waad jirran tahaye allaha kucaafiyo
iga ralli ahaada gabadha aan iri yuusan kufsan
waa SIYAASIYADDA WAYN ee Reer maaqir ayamahan iyadaba Reerka hogamineesa meeshay kufurto aan aragna
Waa Gabadha uu CABDULLAHI YUSUF nafta u keentay oo uu kaharsan waayey
Haddana Farmaajo ayey iska dhex aragtay saan ayan u iri hala ilaaliyo
Reer Maaqir waa dad sharaf leh in kastoo ayamahan Tintooda dhinac u xiirmi waysay
Laakiin runtii waan jecelahay dhamaan Daaroodka oo dhan wa isugu kay mid
MADAXWYNAHA ama RA,ISUL WASARAHA danbe waxaa leh
ABSAME,LEELKASE,CIISSA DAROOD
December 1, 2010 at 4:25 am
25 SANO KAHOR GABADH LAWASAY INTAAD KA HADLAYSAAN HADA KUWA GAALADU AFKA IYO FUTADA KA WASAYSO OO DHALIN TIINU KAGADAYAAN MAY ARKAAN REER MINNISOTA
GABADH 25 SANO INA ADEER KEED XALUSKA KUDHEGEY OO LAGA HESHIIYEY INTAAD KA HADLAYSAAN
November 30, 2010 at 7:49 pm
waxaan soo xasuustay edeentan mid la mid ahaaa lagu edeeyay cumar cabdirashgiid markiloo magacabay raisalwasarenimada oo waaa ku edeyay dayniile iyo waaga cusub oo yiri gabar suudiyad ah ayuu sudan ku kufsaday hadana ma faramajey heystaa war wax kaloo la isku dacayeedeeyo miyaa la waayay inta kufsi wax la mid ah la isku edyeneyo
November 30, 2010 at 7:43 pm
Salaan kadib Sifiican ayaa loola socdey arinta Gabadhan iyo intuu farmaajo kaga lug leeyahay, Gabadhaasina hada waxay Ku nooshahay Dalkan Canada, Iyada lafteedii ayaana dacwad ka xeraysay Dalka Canada hada, Americana Sidaad la socotaan dacwadaa shaly oo bishu ahayd 29 ayaa laga file gareeyey. Looma bahna hadii uu danbiile yahay in ladifaaco adii aanu ahayna waxba lagu helimaayo, Mida kale waaga farmaajo danbigan lagu eedanyayaa dhacay, Kufsigu Reerka Danbi kuma ahayn Taa ha,a ogaado.
November 30, 2010 at 5:01 pm
waxaan ushegaya rer makhirow ninkas wuxu samayey hadayba runtahy somali oo dhan danbi waa gashay mahan qof in cadowtinimo loo qaado hadi wasir laga waayo shalay waa adigi tageray ee xaga laga mudaharaday manta waa ceeb inan ka so horjesano marka waxena waan iska sugayna waxyabaha ceebta ah aan iska ilaalino wabilaahi towfiq.
November 30, 2010 at 3:15 pm
Wiilka goldogob sheegtey . Farmaajo ma isagaa u dhawaan kara Caasha Axmed. Waqtigii afweyne lama joogo oo ay reerku kibirsanaa. Maanta Caasha ayaa isaga xamar ku kufsanaysa kagana tol weyn kagana tayo fiican.
Nin Laylkase ah sidaa uma hadlee armaad ilka yar tahay?
November 30, 2010 at 2:35 pm
waryaara war waa reer maakhir maantana mataasaad keenteen, ninkani dalkaba ma joogin xiligaas mise reerkiisey inamadii fadeexada dhigay ahaayeen uunbaa hadalkiinu.
November 30, 2010 at 2:15 pm
hayaay oo waa khatar eh!
November 30, 2010 at 10:52 am
KANAXOW NAFTA WAA
waxaa layiri ninba ayaa Aabihii waxaa dilay Nin Boqor ah markaasa layiri soo aargoosoo oo ninkii Aabahaa dilay soo dil markaasuu tagay oo soo qaatay Kabihii ninkii Aabihii Dilay markaasaa lawaydiiyay waxa uu kawado?
markaasuu yiri Rag is guraaya (intaasaan awoodaa)
Hadda Haddii aad REER Maaqirow wasiir wayseen waxay aheed inaad Ninkaan wax soconaaya oo soomalida ka gadmaaya keentan
waxaaba idin dhamay Profosor Samatar
NINKU waaba qatare hadda usheega CAASHA AHMED ABDALLA yuusan kufsane XAMAR ayey joogtaaye
November 30, 2010 at 10:37 am
Waqtigaa kufsiga wiilshii Afwayne marihabaabiyay ay sameeyeen waxaan joogay xamar. Si aad ah ayaan ula socday in dhowr wiil oo mareexaan ahi ay kufsadeen gabadha ina Carays Ciise. walaalkeed ayaan isku school ahayn waqtigaas. Runtii in Farmaajo ku jiray ragga falkan sameeyay kuma danbaabi karo.
Ogaada ninmakii waxaa sameeyay walaalahood iyo hooyooyinkood ayaa sidaa oo kale lagu sameeyay. waa cashar qofkii fahmaya. Waxay kufsadeen waxay ahayd gabar Soomaaliyeed, waxayna miraheedii noqdeen in walaalahood la kufsado.
November 30, 2010 at 10:06 am
Tani dhacdo uguba maha, waayo Somali waxay cadeysatey xumaan oo dhan waxa la gaadhay heer lakala garanwaayo yaa sax ama yaa khalad,mana filayo in uu jiro madax somaliyeed oo nadiifa.
November 30, 2010 at 8:37 am
waxan aad ugu farxay in la helay dad somali ah oo xaqa u dirira, ninka lagu soo eedeyey kufi iyo faroxumeen , oo hadan madax loo magacaabay, waa arin aad loga naxo, waayo qofka tariikhdas xun geestay dal iyo dad mamauli kara , soo berina ma qabsanayo kuwa la shaeenqyo, waayo nin kufsi sameeyey , maahna qof caafimaad qaba, marka hadan nahay dad somali ah muslim ah waxan lenahay raisulwasare Farmajo xilkaas ma istahilo, mana qabani karo , tankaleeto waxan diyar unahay in la hor keeno maxkamad , shekadas waa run qof kasto somali ah waa ogyahay, waana ka markhati kacaaya, falkas ay geesteen wiilashas la soo shegay.
November 30, 2010 at 8:10 am
farmaajo markii hore gabadh kaliya ayuu kufsaday hadeer uu noqday raiisawwasaare maxaa laga filayaa in uu ku fasado somaliya marka intaysan dhicin hala saaro maxkamad waliba shiikh shariifna halagu daro ileen waxa uu dalka u magacay nin kufsadde ah
November 30, 2010 at 6:46 am
gabadhu waa awrtable qabiilkeedu waxaa la dhahaa sacdiya careys ciise oo ku nool dalka canada wixii faah faahina kala xidhiidh somali land news