webmaster@laasqoray.net

Raysul Wasaare Gaas oo soo gaarey Xarunta Maamul Goboleedka Puntland ee Garowe

Ra`iisul wasaaraha dawladda Soomaaliya ayaa maanta sii heersare ah waxaa loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe ee xarunta Puntland iyadoo ay Ra`iisul wasaaraha ay garoonka uga hor tageen xubno ka tirsan xukuumadda Puntland oo uu ugu horreeyo madaxwayne faroole iyo xubnihiisa golayaasha wasiirada iyo baarlamaanka.

Daawo Sawiradii Soo dhoweynta Raysul Wasaaraha

LaasqorayNET+Wakaaladaha Wararka

Comments are closed.