webmaster@laasqoray.net

Roob biyo dhigeen ah oo ka curtey Degmada Dhahar

Roobabkii raxmaadiga ahaa ayaa waxay si weyn weli uga da’ayaan qeybo ka mid ah gobolada Maakhir iyadoo baahi weyn loo qabey roobabkan isla markaana ay hore u jireen Abaaro saameeyey dad iyo duunyoba.

Roob lixaad leh iyo biyo dhigeen ah ayaa maanta si weyn uga da’ay magaalada Dhahar ee Xarunta Gobolka Maakhir iyadoo uu roobkani dhaliyey khasaare ah inuu ku dhintey wiil yar oo uu cidla ka helay.

Roobabkii iyo sawiro ka akhriso halakan

Comments are closed.