Bisha Barakeysan ee Ramadan oo gashey maalinteedii 2aad ayaa caalamka islaamka ahi soomeen iyadoo sawiro qurxoon laga diyaarshey arintaas.
Daawo SAWIRADAN QURXOON
![]() |
| 01) Muslim Indonesia u dhashey oo eegaya dayaxa [Aman Rochman/AFP] |
![]() |
| 02) Nin ku tukanaya AL-AZHAR, QAAHIRA [Amr Abdallah Dalsh/Reuters] |
![]() |
| 03) Jaamaca barakeysan eeAl-Aqsa mosque [Ahmad Gharabli/AFP] |
![]() |
| 04) Pakistani soo jartey timira, HYDERABAD[Yousuf Nagori/AFP] |
![]() |
| 05)Dumar Nayjeeriya u dhashey oo diyaarinaya cunto [Afolabi Sotunde/Reuters |
![]() |
| 06) Sacudis kala gadaneysa Timir, Riyadh [Fayez Nureldine/AFP] |
![]() |
| 07) Tunisi iibsanaysa roodhi, caasimada Tunis [Fethi Belaid/AFP] |
![]() |
| 08) Filipiniyado u diyaar garoobaya taaraawiix [Jay Directo/AFP] |
![]() |
| 09)Hadhka wiil akhrinaya Quranka Gaza [Ali Ali/EPA] |
![]() |
| 10)Pakistani Ducaysaneysa xiliga Iftaarka [A Majeed/AFP] |
![]() |
| 11) Dumar taraawiix ku tukanaya jaamaca Istiqlal [Supri/Reuters] |
![]() |
| 12)Wiil yar oo Malaysian ah oo Quran akhrisanayain Kuala Lampur [Mohd Rasfan/AFP] |
![]() |
| 13) Askar Indonesian oo suga afur jaamaca Istiqlal Jakarta [Adek Berry/AFP] |
![]() |
| 14) Wiil yar oo salaada ku tukanaya masjidka Strasbourg,France [Vincent Kessler/Reuters] |
![]() |
| 15) Xalwadle diyaarinaya xalwadiisii, Kabul [Shah Marai/AFP] |
![]() |
| 16) Dukaan Paris ku yaala oo gadaya macmacaanka laga cuno Afrikada Waqooyi [Miguel Medina/AFP] |
![]() |
| 17) Dagaal Yahan Liibi ah oo ku sugan furinta Zlitan oo Afur isu diyaarinaya [Darren Whiteside/Reuters] |
![]() |
| 18) Yamani ridaya madfaca Afurka, Ticiz [EPA] |
![]() |
| 19) Mucaaradka Yaman oo si wadajir ah u afuraya, Sanca [Yahya Arhab/EPA] |
![]() |
| 20) Turki oo si wada jir ah ugu Istanbul, buundada kala qeybisa Yurub iyo Asia [Mustafa Ozer/AFP] |
![]() |
| 21) Wiil yar oo Gaza City baaruud ku cayaaraya [Ali Ali/EPA] |
Source- International Media





















