War rasmiya oo gaardhayd naga soo gaadhay Buuralayda Galgala ayaa Wuxuu sheegaya dagaal galabta ka dhacay meel aan sidaas oga fogeyn Galgala, dagaalkan ayaa waxaa sooqaday Ciidamda Sheekh Maxamed Siciid Attam Waxaana lagu soo waramayaa in ay dhaawac iyo dhimasho lixaadleh u geysteen Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ee halkaas ku sugan.
Warkan oo aanu ka helay ilo lagu kansoon yahay oo ku sugan gudaha Degmada Galgala ayaa wuxuu sheegaya in ay galabta weerar xoogan kusoo qaadeen Ciidamada Sheekh Maxamed Siciid Attam Afaafka hore ee Buuralayda Galgala wuxuu intaas warku ku darayaa in ay ku dhawaad Sadex Askari oo go’doonsan ku dileen dhinaca Waqooyi ee Degmada Galgala islamarkaana ay dhaawaceen tiro intaas ka badan.
Sidoo kale Wararka ka imanaya Magaaladda Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan dhaawacyo kala duwan oo galabta lasoo gaadhsiiyay Isbitaalka gaarka loo leeyahay ee Puntland waxaana dhaawacyadaas lagu sheegay kuwo halis ah oo qaarkood inta hoose go’antahay.
Ciidamada daacada u ah Sheekha Barakeysan ee Sheekh Maxamed Siciid Attam ayaa waxay haatan is weer ka hayaan dhamaan Xaruumaha Ciidamada Puntland ku leeyahay Deegaanka Galgala Waxaana laga yaaba maalmahan in uu dhaco dagaal ka culus kuwii hore oo si toosa loogu kala baxo degaanka Galgala iyo dhamaan deeganada hoos yimaada.
Dagaalkan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa maalin kadib markii Sheekh Maxamed Siciid Attam kasoo dhex muuqday markale Warbaahinta oo sheegay in uu Weerar culus kusoo qaadi doono maalmahan Xaruumaha Ciidamada Puntland ka sameysteen Buuralayda Galgala.
LaasqorayNet-

December 11, 2010 at 9:50 pm
kkkkkkkkkkkkkk warsan gali allaha daayo caqli iyo awood badanaa rag dheh
December 11, 2010 at 8:30 pm
ninka magacan wata xuub daahir aadan geesood
oo iska dhigaya inuu reer maakhiryahay lahjada uu qorayaa ka garataa inuukayimi soone garoowe adeer lax baalagaayiri qof aan taariikhlahayn oo u haysta 2010 in uu tariikh ku helayo dubeys baa tahay hadaba dubey kaa taariikhdhee waa badmareenadee daroodka markaa adoo riya lajooga baa adun ka wax laga weydiin jiray buwaagta aduunkana niman ka fara kutiris ka ah oo ku qoran bay ka mid yihiin markaa ku hadal afka ciise maxamud ama majeerteen ha ku hadlin afka maakhiriinta hadaad nin ragatahayna dee aabaha madiideen horaa looyire niman talin jirin haduutaliyo niman tegi jirin baataga markaa saasan ba ku haystaaye lahjadaadana nookaasheegtay wax ba halaba codlayn dhulna waxad kataqana ayl iyo garoowe dadna ciisa katahay taarikhluntay iga dheh
December 11, 2010 at 7:35 pm
war warsangeliyow waynu isnaqaanaa oo hadii xabadi dhacdo wiilasha dubays uun aa dagaalamine adeerayaalow colaada aad nagelinaysaan naga daaya,anaga dubaysna yeelimayno dagaal inta nalageliyo nalooka haro oo horaa loo yiri nimaan kuu furidoonin yuu kuu rarin.angu hadaanu nahay dubays waxaanu la shaqaynaynaa maamulka puntland sidaas baanu go aan ku gaarnay,
December 11, 2010 at 6:34 pm
roogcadaagii. soo rogaag celi , sicid dheere dhaawacii ma ka soo bogsaday , kaagan ku riyoonaya siciid dhere oo maqalka u sareeya qorayaw,,,,,,
atam alaha daayo ragbadana gacantuu ku dhigi,,,, caruurta boosaaso ayaa lagu seexiyaa wadaadkii atam ayaa albaabka taagan ,ee hala hogaansamo diinta islaamka cidii idinku dhaqaysa……
December 11, 2010 at 6:21 pm
GALGALA BOY YAA KAA QASWAYN DADKA HAYNAGU XASARADAYN ADOO KALE WAAN AQAAN OO HOOYADAA XITAA KA QASWAYNIDE,WALAAHI BARQAA FADHIGA LAGUUGU ABAAHIN BAAR QABKII SICIID DHEERENA WAA JOOGAA GALGALA EE OGSOONOW!WAXAAN ORNALAHAA DAGAAL AYNAAN WADI KARIN 2 HOURS YAYNAAN ISKU CEEBAYN OO CIYAALKU INAGAGA DHAMAAN,GALGALA BOY CAYRTAADA DHULKA GAALADA ISKAGA QAADO REER MAAKHIR DANTOOD KAA OG ARDAAGA FAROOLE AYAY FADHIYAAN,MARKA MINIROTIY INAAD TAHAY WAA INAAD QIRTAA DEEDNA AAD DANTAADA GARATAA,DULIYAHOW DABAALKA AHI
December 11, 2010 at 6:17 pm
walahay sheekhu waa isha kaliya ee ay leyihin reer sanag
hadii manta shekha laga adkado ha ogaden in la laynayo oo maatado iyo kahyradkoda lala baxo.
waxkale puntland marabto aan ahayn majayahan in ay qodato,
iminka in ay ishubaynayso waa ognahay,,, waxkale diyaradaha iyo hubka uma soo iibsan aan ahayn reer sanag iyo warsangali kahyradkisa sidii loo cunilaha isaga oo aab wax laga waydiin.
December 11, 2010 at 3:04 pm
hahahh lol to galgala boy. that was funny you made my day. kkkkkkk. people like you should entertain us everyday. long live ummatul Islam
December 11, 2010 at 9:16 am
waxaad ogaan doontaan in puntland ay ka bilaabato madax lasoo gooyo oo meel la suro ciyaalkii yaraa ee budhcad badeeda ku korey baad tahay isku kaalay majiyahan ilaah balan waxaa galnay hadaan madaxyo badan in lagoyo puntlan ka bilaaban oo ayna ka dhicin sida bakaaraha puntland caruurahan yar yar ee majiyahan ku soo socdana hooyo badan oo majeerteen ah madaxa caruurahooda salado hadaan loogu soo ridin ninkii dhoof ku yimaa baa dhimashadu damqaysaa ,,,,mujaahidiinta hadaanu nahay waxbadan waanu ka jawaabin colaad ah