webmaster@laasqoray.net

Shir looga hadlay wax ka qabshada dhibaatooyinka dekadaha Caalamka oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Bayruut ee dalka Lebnan

Shir looga hadlaayay wax ka qabshada dhibaatooyinka Dekada caalamka oo soomaaliya ay ka mid tahay ayaa maanta lagau soo gabagabeeyay Magaalada Bayruut ee dalka Lubnaan waxaa shirkaasi soomaaliya uga qebgalay shir looga hadlay wax ka qabshada dhibaatooyinka dekadaha Caalamka oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Bayruut ee dalka Lebnaan.

Shir looga hadlaayay wax ka qabshada dhibaatooyinka Dekada caalamka oo soomaaliya ay ka mid tahay ayaa maanta lagau soo gabagabeeyay Magaalada Bayruut ee dalka Lubnaan waxaa shirkaasi soomaaliya uga qebgalay yuusuf osmaan Burunti oo ah khabiir dhinaca Dekadaha ah,isla maareeye kuxigeen ka ahaan jiray Dekada caalamiga ah ee muqdisho.

Yuusuf Cismaan Burunti oo la hadlay saxaafadda Muqdisho ka dib markii la soo gabagabeeyay shirka Bayruut ayaa sheegay in shirka ay soo baxeen qodobdo muhim ah oo wax looga qabanaayo dhibaatooyin ka dekadaha caalamka oo soomaaliya ay ka mid tahay.

Sidoo kale waxa uu sheegay in shirka uu isku raacay in la sameeyo gudi daraasad ku soo sameeya dhibaatooyinka heesta dekadaha.

Waxaa sidoo kale shirka ka soo baxay in helo dad soomaali ah oo khibrad u leh howlaha dekadaha,isla markaana la siiyo tababar  la xiriira wax ka qabshada Howlaha Dekadaha.

Yaasiin maxamed, LaasqorayNET, Muqdisho

Comments are closed.