Waxaa Maalinimada Axadda ee Bishu tahay 16/10/2011 la qabanayaa Kulan Dhanka Telefoonka ah Oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Maakhir Ee Dalka Kenya.Hadaba Si aad U Ogaato Ujeedada Shirka ama uga mid noqoto ka qayb galayaasha kulankaa Wac Telefoonadan.
Waxaad Wicii Kartaa Mid kasta Oo ka mida Xubnahan:-
(1) Abdisalan Osman Bulqas ( +254)721649813
(2) Mohamed Mohamud Abdi Beerdhige (+254)715523150
(3) Jama Ayanle Feyte (+254)718302531
(4) Muqtar Abdi Ducaale qaayib (+254)720545886
(5) Jama Yusuf jama Deperani (+254)702223982
(6) Khadra Jaamac Axmed Abdi Saalah (+254 )727030758
Saacaddaha ama xiliga uu shirku dhacayo
Kenya : 10: 30 pm ama Tobanka iyo badhka habeenimo
USA : Minnesota: 2:30 pm, ama Labada Iyo badhka Duhurnimo
Somalia : 10: 30 pm, ama Tobanka iyo Badhka Habeenimo
UK: 8: 30 pm ama Sideeda Iyo badhka Fiidnimo
Sweden : 9:30 pm ama Sagaaka Iyo badhka Fiidnimo
Numberka Tell Conference ga :
1-712-432-3066
Code : ka Waxaa Kuu sheegi Doona Gudida Ee Lasoo xidhiidh.
Guul Guul Guul
