webmaster@laasqoray.net

Shirweynaha Beelaha Dubays oo ka furmay Dhahar

Shirweynaha beelaha Dubays ayaa ka furmay magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan iyadoo ay shirkani kasoo qeyb galeen cuqaalo, garaado, Salaadiin, Aqoon yahano iyadoo uu shirkani shir gudoominayo Suldaanka guud ee beelaha Dubays Suldaan Maxamed Suldaan Cabdullahi Cartan.

Wararkii oo dhameystiran iyo wareysiyo halakan GUJI

Comments are closed.