webmaster@laasqoray.net

Sidee looga ciidey degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan

Dhahar (SPR): Magaalada Dhahar ayaa maanta si heersare ah looga ciidey isla markaana ay dadku intiisa badan ku ciideen halmeel iyadoo ay jiraan dad ku xiriira Ahlu Suna oo iyagu aanan maanta ciidin. Isu soo baxa ciida ayaa waxaa la isugu soo baxay barxad weyn ee kubada Cagta iyadoo halkaasi ay dadku si wanaagsan u ciideen.

Waxaa maaanta qudba dheer culumo badan iyagoo sheegay ama xusey fadliga maalinta ciida iyo in ay muujineysa isku duubnaanta Muslimiinta laga rabo iyo waliba si qoto dheer uga Hadley Xajka.

DAAWO SAWIRADII CIIDA

Xigasho:spr.fm

Comments are closed.