webmaster@laasqoray.net

SIDEE LOOGA CIIDEY MAGAALADA HADAAFTIMO EE GOBOLKA SANAAG [+SAWIRO]

Degmada Hadaaftimo ayaa maalintii Ciida aheyd ee Shaleyto si weyn looga ciidey iyadoo dhamaan degmada dadka ku nool lagu arkeyey goobaha  lagu tukadey salaadii ciida isla markaana damaashaad iyo farxad wejiyadooda  isla markaana tahniyadaha ciida is weydaarsanayey.

Hadaaftimo waxay ka mid noqotey degmooyinka Soomaaliya ee sida weyn looga ciidey iyadoo ay jiraan degmooyin ku yaala Bartamaha Soomaaliya oo aan laga ciidan gebi ahaanba.

Sidoo kale Degmooyinka Ceerigaabo oo ah xaruntii Gobolka Sanaag, Badhan iyo Xingalool ayaanu idiin soo gudbin doonaan warbixinooyin ku saabsan sidii looga ciidey.

Markale DHAMAANTIIN CIIDAL MUBAARAK.

Isha sawirada Hadaaftimo.com

LaasqorayNET

Comments are closed.