webmaster@laasqoray.net

Sidee Magaaladda Nairobi Loogu Soo Dhaweeyay Waftiga Garaad Jaamac Garaad Cali.+Sawirro

Wafti uu Hogaaminayo Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa si heer qarana loogu soo dhaweeyay Magaaladda Nairobi ee Xaruunta Dalka Kenya, Waftiga Madaxweynaha ayaa Waxaa Garoonka Jomma Kenyatta Inerenational kaga hor tagay Shacab Weynaha Reer SSC ee ku dhaqan Magaaladda Nairobi.

Waftiga uu Hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad Cali Ayaa Waxaa kamida Madaxa SSC Dr Saleebaan Xaglatoosiye  iyo Xubno kale oo katir Ururka SSC Waxaana Lagu Wadaa in ay kulamo la qaateen Jaaliyada Beesha SSC iyo Hay’addaha daneeya arimaha Soomaaliya.

Gaardhow Filo Sawiro Intan ka badan iyo Warbixin Dhameystiran.

Subscribe to Comments RSS Feed in this post

3 Responses

  1. waxaan aad uga xumahay Qofka sooqoray hadalka aan munaasabka ku, ahayn Suldaanka Guud eebeesha . Waxaan, uqirayaa Suldaanku inuu yahay Gees aad looqadariyo , isaga iyo Aabihii Iyo Awawgiiba. Dadka uurka kabuka waxaan leeyahay
    ismujiya ee,iskadaaya inaad ashuun ku adintaan.

  2. suldaan siciid wax qadiyad oo uu xanbaarsan yahay baan jirin wali ma maqashay isagoo ka hadlaaya qadiyad warsangali anigu waxaan oran lahaa suldaanimada haayska dhigo waayo waxba uguma fadhido,

  3. maxaa suldaanka guud ee wersengeli sidaas oo kae loogu soodhoweyiin waayey mise suldaan siciid wuxuu ka xanaaqaa calanka soomaliyeed