webmaster@laasqoray.net

SPR oo Wareysi la yeelatey General Abdurahman Mohamoud Ali Bayr

Wareysi aanu la yeelanay wasiirkii hore ee gaashaandhiga ee dowlada federaalka Soomaaliya Gen. C/raxmaan Maxamuud Cali Bayr oo ka mid ah xildhibaanada dowlada federaalka oo haatan ku sugan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Xil. C/raxmaan ayaa waxaanu wax ka weydiiney socdaalka uu ku yimid magaalada Badhan, arimo la xiriira khilaafka maamulka Puntland iyo dowlada federaalka, arintii xildhibaanada maakhir ee DF ay kalsoonida kala noqdeen iyo meesha ay ku dambeysay, arimo la xiriira maamul ka sameynta deegaanada Sanaag iyo Haylaan, sida uu u arko shirkii wadatashiga reer Maakhir ee magaalada Minneapolis, Sababaha keeney in maamulka Puntland si toos ah uga haana qaadiwaayey deegaanada Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari, sida uu u arko Jibriil Cali Salaad oo dhawaan sheegay in maamul laga sameynayo deegaanada Maakhir, iyo waliba arimo kaloo badan….

Wareysiga waxaa qaadey wariye Jaamac Nuur Muuse. Hoos ka daalaco wareysigii…

HALKAN KA DHAGAYSO WAREYSIGII

Comments are closed.