webmaster@laasqoray.net

Suldaanka Guud ee Beesha Warsangeli oo ku gacan sayrey Iibinta Qalabka, kana codsadey Horn Relief iney qalabka Dekeda wareejiyso

Suldaanka Beesha Warsangali Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa abaaq ka soo saaray qalabka dekedda Laasqoray oo in dhawayd ba ay ku jaahwareersanayeen dadka deegaanka Sanaag ee ka qayqaatay maalgalinta qalabkan.

Hadaba halkan ka akhriso war saxaafadeedka Suldaanka

Comments are closed.