Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa la wareegey Suuqyada Bakaaraha iyo Suuq Bacaad oo kala ah suuqyada ugu waaweyn magaalada Muqdisho kadib markii ay dhowaanka baxeen xoogaga Alshabaab oo sheegey iney si xeelad dagaal ah uga baxeen Muqdisho.
Suuqa Bakaaraha oo hal bawle u ah dhaqaalaha Magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale waxaa ku sugan ciidamada Africanka ah ee AMISON iyadoo aad moodid ineysan ciidamadaasu ku aamineyn cidna.
Sawirada Hoose Daawo.
Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta oo Maanta ka hadlay kala wareejinta ciidanka Xoogga dalka oo ku wareejiyay Boliiska Soomaaliyeed
Wasiirka ku xigeenka Dastuurka iyo Airrimaha federaalka iyo Dib u heshiisheenta oo la fadhiya Taliyaha Xooga Dalka Somaaliya
Wasiir ku xigeenka wasaarada Dekedaha,Wasiiru-Dolawha wasaarada Dekeddaha iyo Agaasimaha guud ee wasaarada Arrimaha gudaha
Qeybaha kala Duwan Suuqa oo ay Soo booqdeen Wasiirada Xukuumada Soomaaliya iyo Saraakiisha ciidamada qalabka Sida
Isha Sawirada Radio Muqdisho








