webmaster@laasqoray.net

Tacsi ku Socota Qoyskii iyo Asxaabtii Marxuum Maxamed Xasan Jaamac

Nafkasta oo Aduunka Dushiisa Saaran waxay Dhadhaminasaa Geerida waana Xukun Ilaahay Adoomadiisa ku xukumay. Geerida waa lagu kala horaynayaaye Qof Aduunyada ku waaraya Malaha.

Dadkan hoos ku xusan oo ah Jaaliyada Reer Sanaag ee Dalka Uganda waxay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Macaariiftii Alla ha u  Naxariistee Maxamed Xasan Jama geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi waxayna ilahay uga baryayaan inuu Janadii Fardawsa ka warabiyo, Ddaartuu ka tegay mid ka khayr badana ugu bedelo.

Waxaa Tacsida Diraya.

C/qaadir Jamac Maxamed Kaarshe

C/kariim Maxamed Xasan Gufure

Axmed Maxamud Jamac Aar

Cumar Daahir Cali Cabdi

Eng. Maxamed Maxamud Gees

Maxamed Cabdi Shire

Maxamed Xasan Ruush

Mukhtaar C/salaam Jeeg

Maxamuud Cumar Cali Bowkax

C/kariim Maxamed Shire Caato.

c/fataax Warsame Cabdi Kolan

Dhamaan Dadkan waxay si gaar ah Tacsida ugu dirayaan ehelkii Mrxuumku ka geeriyooday waxayna leeyihiin ilaahay Samir ha idi ka siiyo Isagana Wanaagiisii wanaag ha ugu Abaal Mariyo.

Aaamiin Aamiin Aamiin.

Comments are closed.