Anagoo ah jaaliyada reer puntland ee kunool caasimadda dalka uganda ee kampala, waxaan udiraynaa tacsi tiiraanyo iyo naxdin leh Marxuum Shiikh Xuseen Maxamed Khaliif oo ahaa gudoomiyihii hore ee Maxkamadda racfaanka Gobolka Mudug oo taariikhdu Markay ahayd 07/02/2011 ku geeriyooday ayna ku dishey gacan kaxaqdaran Magaaladda gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug
Waxaan tacsi udiraynaa dhamaan umadda soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Shiikhu. Waxaanna ILAAHAY uga baryayanaa inuu unaxariisto kana waraabiyo JANNATUL FIRDOWSA Eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyoodayna samir iyo iimaan ALLAHA kasiiyo badal khayr qabana ALLAHA ugu badalo AMIIN AMIIN AMIIN.
Waxaa tacsidda diraya dadkaan kala ah.
1-Maxamud Maxamed Cigaal
2 -Cali-siciid Axmed Muxumed (Fagaase)
3 -Cali Cabdi Maxamed ( gaacir)
4 -Kaariye Cali Maxmud (Taag)
5 -C/wali Axmed Faarax (Afjabey)
6 -Xasan C/qaadir xasan (Ruush)
7 -Cumar C/laahi Sheekh Cusmaan
8 -Maxamed Adan Cigaal (Dhoore)
9 -Siciid sandhool Isxaaq Xirsi cali
10- C/nuur C/laahi Maxamed
11 -C/risaaq Axmed Jamac (Sigad )
12 -Axmed Colaad Nuur (Dirir)
13 -Ilyaas Cali Xamaar
14 -C/qani Cali Barow
15 -Jawaahir Cali Badal
16 -Cibaado Cali Badal
17 -Bishaaro Yusuf Cilmi
18 -Maxamud Maxamed Ibraahim
19 -Axmed Ibraahim Axmed
20 -Maxmed C/nuur C/laahi (Lugay)
