webmaster@laasqoray.net

Tahniyad Meher

Dhamaan Dadkan Hoos ku xusn waxay tahniyad iyo hanbalyo Hawada u marinayaan Mudane:Ali Mohamed Jama &Murwo:Fatima Hussein Jama. oo Taariikhdu Markay ahayd 30/05/2011 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargaisa waxayna leeyihiin noqda kuwii isku Badhaadha ubad khayr lena kala hela. Waxaa Tahniyada Diraya.

 1-Said Mohamed Said

2-Ahmed Shire Mohamed

 3-Ahmed Aided Mohamed

4-Ahmed Mohamud Mohamed

5-Ahmed Abdurrahman Salah

6-Abdirizaak Dahir Jama

7-Mohamud Abdurrahman Jama

 8-Abdirahman Hassan Duale

 9-Abdikariim Mohamed Hassan Gufure iyo Xaaskiisa

10-Abdiqadir Ahmed Duale iyo Xaaskiisa(C/qadir naxteex)

 11-Hinda Mohamed Hussein (hinda Shiine)

 12-Sahra Shire Mohamed iyo Saygeeda

13-Suad Salah X.Nuur

14-Jamal Ahmed Mohamed

15-Fardowza Hassan Koore

16-Ahmed Mohamud Mohamed (Ahmed Weli)

 17-Siciid Cawsle

18-Abdisamad Osman Hassan

 19-Ahmed Shire Mohamed(Ahmed Madoobe)

 20-Abdixakiin Yameni

 21-Aadan Yusuf Salah

22-Omar yasin Ismail Ali Suudi

23-Mohamed Abdiqar Hassan

24-Axmed jebiye

 25- C/raxmaan waraabe ciise

 Sidoo kale waxaa lamaanaha Tahniyadan mid la mid ah u diraya Dhamaan Ardayda Reer Sanaag ee wax kabarata Jaamacadaha kala Duwan ee Dalka Uganda. Waxayna leeyihiin noqda Kuwii isku waraa oo ubad khayr Qabana kala hela Wiil iyo Cano gabadh iyo Caano

                         Aaaaamin—————–Aaaaaaamin

Comments are closed.