Xaflad si heer qaran ah loo soo agaasimay oo ka dhacday caasimada wadanka kenay xafladan ayaa waxaa soo amaabulay dhalinyarada Democratic Party of Somali (DPS)
Xafladan ayaa waxaa ka soo qayb galay dad aad u tiro badan oo iskugu jiro aqoon yahano culima awdiin siyaasiyiin fanaaniinta somaliyeed eek u dhaqan wadan ka kenay iyo dhamaan bulsha waynta somaliyeed
Ugu xafladan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha dhalinyarada oo u sheegay in xisbigan uu u taagan yahay in uu isku keeno umada soomaaliyeed kuna dhaqo cadaalada midayn iyo in uu raadiyo dadkan kala lumay mudada dheer ee 20 jirsatay
Xisbigan golihiisa sare ayaa waxaa gudoomiye ka ah mudane maslax Mohamed siyaad bare
Martida lagu soo dhaweeyay ayaa waxaa ka mid ahaa xildhibaan ka tirsan dalka Kenya xildhibaan ilyees bare shiil waxaane u sheegay maanata in ay ka faa iidaystaan dhalinta soo koraysa xisbigan DPS ee doonaya in uu raadiyo umada somaliyeed islamarkaasine ku dhaco cadaalada iyo kala danbayn
Waxaa isne lagu soo dhaweeyay sawiirka arimaha dibada iyo jaaliyadaha SSC mudane maxamuud cali jaamac oo sheegay in manta soomaaliya aysan kala go ikarayn lane raadiyo nabad sidii loogu soo dabaalilahaa soomaaliya waxaane uu u sheegay gudoomiyaha masxall in uu isne ka fakiro aayaha dalka iyo dadka soomaaliyeed
Guntii iyo gaba gabadii ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay maslax mohamed siyaad isagoo dhamaan u mahad celiyaya dadkii soo agaasimay xafladan qiimaha badan ee uu isagu ka yahay madaxa sare ee Democratic Party of Somali (DPS) waxaane uu sheegay in xisbigan uu u furan yahay qofkasta oo Somali ah isla markaane ay si wacan oo wada jir ah u la shaqayn doonaan waxaane uu sheegay in dhalinyarada DPS ay isu taagan siday iskugu keeni lahaayeen dhalinyarada soomaaliyeed ee manta gacanta ugu jira cadawga duminayo dalkiisa
Abdiwahaba Mohamed abdiweyne
Nairobi kenay
Laasqoray.Net






December 4, 2010 at 12:21 pm
Moorgan iyo Maslax Maxamed Siyaad ayaa soomaali raadinaya!!!!
wax intaa dhaama ayaan idinka sugaynaa, sharafta iyo Soomaalinimada gaf ahgu darina dhibta heshay
December 3, 2010 at 6:11 pm
Waxaa ladoonayaa Shaqaale c/fimaad oo qualified Nurse ah oo loo qaadanaayo laasqoray district hadaba cidii danaynaysa oo aqoontaale hel hanagala soo xiriirto ciwaanka kor ku qoran mahadsanidiin