webmaster@laasqoray.net

Wafdi kasocta Masar iyo Sacuudiga oo soo gaartay magaalada Boosaaso(Sawiro)

Wafdi isugu jirta ganacsato iyo dhaqaatiir kasoo jeeda dalalka Masar iyo Sacuudiga ayaa maanta soo gaartay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,kuwaasi oo booqashooyin kale duwan ku tagay maxjarka lagu baaro caafimaadka xoolaha ee magaalada Boosaaso.

Wafdiga ganacsatada iyo dhaqaatiirta ayaa waxaa kusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Bender Qaasim International Airport ee magaalada Boosaaso masuuliyiin katirsan maxjarka wayn ee magaalada Boosaaso iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KASII AKHRISO

Comments are closed.