webmaster@laasqoray.net

War Deg Dega, Raysal Wasaare Farmaarjo oo Goordhayd ku Dhawaaqay Qaar Kamida Golihii Wasiirada Waxaana Wali Socota Xalfadii Lagu Magacaabay Golaha Wasiirada.

War deg dega oo haatan naga soo gaadhay Xaruunta Madaxtooyada ee Magaaladda Muqdish ayaa waxuu sheegaya in uu Raysal wasaare Farmaarjo Magacaabay tiro Wasiiro ah oo hor dhaca waxaana haatan si toosa u socota Xalfadii Lagu Magacaabay Golaha Wasiirada yadoo cabaar kadib dhamaan Wasiirada uu ku dhawaaqi doono Raysal Wasaar Farmaajo.

Wasiiiradan Cusub ee uu qaarkood hada magcaabay Raysal wasaare Farmaajo ayaa intooda badan ku cusub siyaasada Soomaaliya yado labo wasiir oo kaliya lagaga oo daray xukuumadii raysal Wasaare Sharmaake.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Max’ed Xaaji.

3-Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane

4-Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga Prof Cabdi Wali Max’ed.

5-Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga C/shakuur Sheekh Xasan Faarax .

6-Wasiirka Haweenka Maryan Khaasim.

7-Wasiirka howlaha guud iyo iyo dib u dhiska C/rashiid Khaliif Xaashi.

8-Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta C/laahi Abyan Nuur

9-Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo isgaarsiinta C/kariim Axmed Jaamac

Goordho Filo Liiska Wasiirada cusub yagoo dhameystiran

Laasqoray.NET

Comments are closed.