webmaster@laasqoray.net

Warbixin- Dagaalkii Galgala iyo khasaaraha uu geystey

Kadib markii uu dhacay dagaalkii shalay isla markaana dhex marey ciidamada ka amar qaata Sh. Maxamed Siciid Atam iyo ciidanka maamulka Puntland. Idaacada SPR ayaa waxay isku daydey in ay u kuur gasho xaqiiq dagaalkii shalay iyo qasaaraha inta uu gaarsiisanyahay.

Goob joogayaal meesha ku sugan ayaa waxay inoo sheegeen in ciidamada Sheekh Atam ay habeenimadii saldhiga ciidanka Puntland weerar kusoo qaadeen isla markaana heysteen saacado. Ciidanka Puntland ayaa weerar celiyey isla markaana dib usoo ceshtey saldhigii ay ku sugnaayeen. Waxaa adkaatey in ay warbaahintu ogaato xaqiiqda dhabta ah iyo sida ay wax u dhaceen maadaama ay labada ciidanba kala sheeganayeen guulo..

HALKA KASII AKHRISO-

spr.fm

 

Comments are closed.