Waxaa soo badanaya wararka kasoo baxaya diyaarad maanta shiidaal la’aan uga degtay Magaaladda Hargeysa oo ku socotay Maamul Goboleedka Puntland islamarkaana siday Saanad Milatari.
Diyaarad nooca Xamuulka qaada ayaa saaka si hal haleela uga soo degtay Madaarka Magaaladda Hargeysa kadib markii ay hawada sarre ku shiidaal beeshay, diyaaradan ayaa sida la rumaysan yahay ku socotay Puntland una siday Saanad Milatari oo Xajmigeedu aad u badan yahay
Hadaba warbaahinta Caalamiga ee LaasqorayNet ayaa badhitaan dheer ku sameysay diyaaradan saaka ku degtay Magaaladda Hargeysa iyo ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa Hubka ay sido Diyaaradu.
Sida aad dhamaantiin lawada socotaan Waxaaa Deegaanka Qaw ee Gobolka Bari lagu tababarayaa Ciidamo lagu sheegay in ay la dagaalamayaan Budhcad Badeeda balse ujeedo kale laga leeyahay, waxayna diyaaradani qeyb ka tahay qorshaha marin habaabiska ah ee la rabo in dadka reer maakhir deegaankooda laga qodo Macdanta Ceegaagta gaar ahaan Buuraleyda Mijiyahan.
Sida aan qeybta hore ee qoraalka aan kusoo sheegnay Waxaan baadhitaan dheer ku sameynay ujeedada diyaaradan iyo dhamaan qorshaha laga damacsan yahay Ciidamada Lagu tababarayo Deegaanka Qaw oo Shaki weyn ku abuuray deegaanka Maakhir.
Xog Dhameystiran oo aanu helay ayaa waxay sheegaysaa in Diyaaradani siday Saanad Milatari oo aan nooceeda hore loogu arag taas oo si xooga loogu adeegsan doono Buuraha Mijiyahan oo markan la rabo inaan cidna waxba laga weydiin oo si toosa awood loogu sheegto dadka deegaanka.
Waxaa marag ma doonta ah in Markale la rabo in Macdan laga qodo Deegaanka Mjiyahan yadoo markan loo adeegsan doono Xoog islamarkaana aan cidna looga heybaysan doonin qodida Buuraha Mijiyahan.
Diyaaradan oo sida aanu warka ku helay siday Hubkii lagu weerari lahaa Deegaanka Mijiyahan ayaa Waxaa soo rartay Shirkada lasiiyay qandaraaska qodida Macdanta Mijiyahan oo laga leeyahay Dalka Austarelia waxaana Shirkad Soo rartay Magaceeda la yiraahdaa Austarelian Africa Global invest ment waxayna kusoo hagaajisay amaba usoo dirtay Hubkan Puntland Developmenta Group oo masuul ka noqon doonta islaamarkaana hawl galka hore bilaabi doonta.
Waxaa Xusid Mudan in Hubkan lagu soo haagajiyay Puntland Development Group oo qeyb ka ah Maamulka Puntland islamarkaana u soo xidha Dealalka dhinaca mashaariicda ku saabsan Shiidaalka. waxayna taasi kuu cadeynaysaa in Shirkada Austarelianku ay si toosa xidhiidh fiican uga dhaxeeyo Shirkada Puntland Development Group oo xaruunteedu tahay Magaaladda Boosaaso waxayna si wada jira u wada qaateen qandaraaska lagu qodayo macdanta Mijiyahan
Waxaan dadka Reer Makahir ku Warglinaynaa in ay ogaadaan In Dhulkooda Beylah yahay oo si khasaba la rabo dhawaan in laga qodo Macdan basle aysan dareensanayn, kumaanankan ciidan ee lasoo dhoobay Qaw waxa ay ujeedadoodu tahay, waxaa is weydiin mudan maxay qabanayaan Boqolaalkan Cabdi Bille ee lawada saaray qoryaha baroortu orgiga ka weyn qofkii caqli lihi waa garan in aan loogu talagin bad ee la rabo in xoog lagu baadho Mijiyahan.
Waxaa Qofwaliba oo ilaahay caqli siiyay garankaraa in gadhi Cabdi Bille ah aan bad lagu ilaalin islamarkaana aan loo adeegsan waynu naqaan Waxa badaha lagu waar diyeeyo amaba lagu ilaaliyo waa doonyo la saaray qoryo waxaan jeclaan lahaa in dadka reer maakhir ay si durugsan u fakaraan islamarkaana hurdada ka kacaaan koley waan hubaa in ay ku baraarugi doonaan goor xeedho iyo fadhaan kala dhaceen.
Xasuusin:- Waxaan goordho soo bandhigi doonaa Waa hadaan nahay Warbaahinta Laasqoray Warbixin Dhameystiran oo ka hadlaysa dhamaan dadkii ka qeyb qaatay in Xoog lagu qodo Deegaanka Mijiyahan oo u badan dadka reer Maakhir islamarkaan ay ku jiraan Ismi Magac ku leh deegaanka.
LaasqorayNet-

December 11, 2010 at 6:11 pm
GALGALA BOY WALAAHI HOOYADAA BAAD KA QASWAYNTAHAY CIDNA WAXMA YEELI KARTID ADOO KALE WAAN AQAAN MISKIIN WESTERN KA CAYR KU QAATA BAAD TAHAY MARKA RAALI AHOWOO CAYRTAADA CUN ANAGAA KAA OG XAQIIQDA,HORAA LOO YIRI DOQONI XIN OG XISAABSE MA OGA!DOQONOW ILAAH BAA KAA DHIGAY MINORITY LABO DHALFAA U DHAXAYSAA WAATAN FAROOLE IYO TAN SIILAANYO TAN SIILAANYAASE JECESHAHAY,OO TAN HARTIGA NAXARIIS BAA LASOCOTA,
December 11, 2010 at 11:25 am
hadaan nabada ceelkaan ku rido cidi ka soo saarto
hadaan caruuraha majeerteen ciida walmlaynin
hadaan curado badan ciida lagu awdin
hadaan hooyo badan war cad xidhan waayin
ninmanka hartinimada ku dhuunta oo ay wax utarto waa layaqaan harti waa ahay waase isku kalsoonahay ninkii ku qadhaabanjirayna waa la bartay gaalkacayo hawiyaa kaa qaadaya hadaanan boosaaso kaa qaadin
December 11, 2010 at 9:19 am
WARSAN GALI WUXUU QAADI KARA AYAABA ISKA YAR HADII AY DAWLADA PUNTALAND U HOGAAN SAMI WAAYAAN WAXAY ARKI IYOGOO KABNA LULAYA KABNA LAALAADINAYA. DALKANA WAXAA KA TALIYA MR FAROOLE
December 11, 2010 at 9:15 am
WAXAA MAANTA AYAAN DARO AH DAD GAAJOONAYA OO HADANA DIIDAN WAXII AY HODAN KU NOQON LAHAAYEEN, HADII MANDANTA LA INOO SOO SAARO BARWAAQO IYO HORUMAR. WARSAN GALINA WAXAAN LEEYAHAY FAROOLE DANTIINA AYUU KA SHAQAYNAYAA EE ADEECA, HADAD YEELI WAYDAAN HADHOW MARKA WAX LA LAAYEY IYO WAX FAKADAY NOQOTAAN AYEYDUN KA SHALAAYI. PUNTLAND NA IYADOON ABAAL IDIINKU QABIN AYAY MACANTA QODON, TIRANA WAAD OGTIHIIN INAYDAAN WAX MAJEERTEEN KAGA QAADI KARIN. WAAR JOOGA YAAN LA IDIN DABAR GOYNE
December 11, 2010 at 9:13 am
waad salaamantihiin dhamaaniin
salaam ka bacdi walaalayaal waad wada ogtihiin in majeerteen yahay somaliland
puqland aanay ahayn haday dhabayaco naf leedahay waxay iska celin lahaayeen hawiye
sidaa daraadeed waxaanu hadaanu nahay reer makhir uga digaynaa in ay faraha la soo galaan dhulkayaga hadii kale cashar lama ilaawaana ayaan u dhigi doonaa naagaha dhabayaco ee majeerteen
December 11, 2010 at 9:10 am
waxaad ogaan doontaan in puntland ay ka bilaabato madax lasoo gooyo oo meel la suro ciyaalkii yaraa ee budhcad badeeda ku korey baad tahay isku kaalay majiyahan ilaah balan waxaa galnay hadaan madaxyo badan in lagoyo puntlan ka bilaaban oo ayna ka dhicin sida bakaaraha puntland caruurahan yar yar ee majiyahan ku soo socdana hooyo badan oo majeerteen iyo dhulbahante ah madaxa caruurahooda salado hadaan loogu soo ridin ninkii dhoof ku yimaa baa dhimashadu damqaysaa ,,,,mujaahidiinta hadaanu nahay waxbadan waanu ka jawaabin colaad ah
December 11, 2010 at 8:27 am
aad iyo aad ayaanu usoo dhoweyn macdanta la soo saarayo ummada gaajo ayaaba laysay waa in loo soo saaro khayraadkoda waa arin aad u wanaagsan warsangeli 80% waa dad wanaagsan inta soo hadhayna waa laga qaban ee cuqdada qaba xanuunkaasna waa laga gubin kkkkk maakhir oo dhana waa puntland carro maakhir wax cid laga weydinayo maaha ilaa suldaanki ayaa puntland jooga maanta oo heshiis buxa la galay oday dhaqameed iyo siyaasi iyo aqoon yahan ma maqna dee islaamaha iiyo carurta miyaad waxas ugu sheekayneysaan meesha hadii wax ka soo baxan ummada leh warsangelina iyaga leh wax la dhacayo iyo wax cidi xoog ku soo saari kartaana ma jiro marka caqliga ayaa wanaagsane sida positiveka ah waa in loo feketo saxafadana magaca hakaga ciyaarina nimanyhow
December 11, 2010 at 7:22 am
A.C. dhamaan dadkan halkan ku falanqeynaya dhibaatada uu horkacayo MR fule ula badan MSS FAROOLE
waxaan odhan lahaa weligiiba majeerteen hub ha urur sado \
se intee saacadood ayay dagaalami karaan tolow iska daa siilaanyo oo ay isa doo gaadhaane ma soo dhaafi karaan jilibka degaanka u leh mijiyahan
markaa somali waa istaqaanaa hada la isma baranayo taariikhna waa qorantahay ee waxoogaagan mashquuliyey faroole xaga horumarka bulshada ha ula baydho
December 11, 2010 at 6:43 am
shaley waxaad lahaydeen putland iyo hartinimo, ka xaab xaab wersengeli doqoniimo iyo karti daro ayaad isku darsateene.
war naagaha dhabayaco (majeedheen) iska celiya oo cashar tusa. Hadaad dhiig leedihiin Bosaaso ka soo baxa oo Laasqorey
doomihiina ula soo wareega iyo ganacsigiina.
December 10, 2010 at 11:12 pm
SHAAFICI ISHAAD KA TUURTAY SXB,REER SANAAG BOOWE WAXAA LA YIRI RIDA MAGAALO ORGIGA MIYI BAA ORGEEYA! WAXAAD TIRI SIILAANYO WAA QODANKARAA LAAKIIN HARTI MAYA!!TAAS MACNAHEEDU WAXAWEEYE SIILAANYAA MACAAN OO RAAXADA KU FIICAN!!MA MUDNID IN LAGUU JAWAABO OO RI MAGAALO AYAAD TAHAY SIILAANYANA WAA ORGI MIYI,
December 10, 2010 at 11:06 pm
CUQDAD WAAYO NAGU RAAGTAYBAAN LA CARWANAYNAAYE,
CAQLI XUMADA WAXAA NOOGU WACAN WAA CILMI LA AANE.
CUDARKAA NAHELAY CAZIISOW NAGA CAYMI CAADIL BAAD TAHAYE,AMIIIIIIIIIIIIIIN WAR HARTIYOOW NOOSOO DUCEEYA WAAD NOO JEEDAANE!!
December 10, 2010 at 10:57 pm
ragii na xasuuqay miyaa maantana khayradkeena inay maanta dhacaan oo ina xoogaan. waar aynu la dagaalamno.
waar waa idin sidee warsengeliyow maanta kuwii la ogaa waxa ay inoo gaysteen baa maanta khayraadkeena guranaya yaah eega halka loo gudbay.
waa in aynu la dagaalamnaa tuugada majeerteen ee rabta inay khayradka uu alle nagu manaystay inay gurtaan.
December 10, 2010 at 10:54 pm
waa la arki dayuuska u soo socda macdanteene somaliland waanu u baahanahay oo waa in aanu xoolaheena dhacsanaa. siilanyo ama dadka deegaanka ayaa qodan kara ee waxa kale waa in lala dagaalamaa.
December 10, 2010 at 10:52 pm
walaalayaal runtii ma wanaagsana in sharikado ttuga ah dalka si aan lagula x
xisaaabtamin u baartaan ha yeeshe hadii somali tashan wayday waa loo taline
maxaa xal ah?
horta reer maakhir waa harti ama puntland waa ka qayb
kamana maaranto puntland oo waa dhiigeeda iyo dhacaankeeda
saa darteed waa inay laqabaan wixii madaxda puntland ku taliso
in deegaanka macdan loo qodana waadan maxaa yeelay
shaqo iyon waya argnimo ayaa laga heli bulshada reer maakhirna
waa ka qayb ilka jiir ha ugu sareeyee
marka walaalayaal hala soo dhaweeyo puntlandina mar ba
reer ayaa xukunka qabane kan xiga insha alaah
December 10, 2010 at 10:43 pm
HAA WAANU U BAAHANAHAY MADAXWAYNE FAROOLE HANOOSOO SAARO MACDANTA MAJIYAHAN 10 PERCENT BAA NAGU FILAN WOOW INTAAS HADAANU HELNO DHINBISHA GAAJADU WAYNAGA FUQILAHAYD DHIRTA GUBNIINKAAN KA DAYN LAHAYN DHUXUL DAME LAMA SHIDEEN DUBAYSKA MAD MADOW SIDA KUWITIINTA AYAY U EKAANLAHAAYEEN TUUGANIMADA IYO IN CARUURTEENA ALSHABAAB KU SHAQYSTO OO LALAAYO WAANU KA RAYSANLAHAYN JAHILNIMADA LAFAHA NAGA GASHAY WAY ISKA TEGILAHAYD GABDHAHEENU DIANA AY KU QUBAYSANLAHAAYEEN MADOW DAME LAMA ARKEEN MAXAMUUD SALEEBAAN BAAN QURUXDOODA BAAN SOO YARA DHOWAYNLAHAYN,MARKAA MAXAYNU KU DIIDAN HADAYUBA HELAYNO DHAGAXAS INA DHIBAY INLAYNOO QODO DOQONAY MAGACAA BA,
December 11, 2010 at 9:07 am
hooyadaa bay gaajo haysaa fuck of dadka magac u dhig waanu ku ognahay waxaad tahay ciyaalkii yaraa ee budhcad badeeda ku korey baad tahay isku kaalay majiyahan ilaah balan waxaa galnay hadaan madaxyo badan in lagoyo puntlan ka bilaaban oo ayna ka dhicin sida bakaaraha puntland caruurahan yar yar ee majiyahan ku soo socdana hooyo badan oo majeerteen iyo dhulbahante ah madaxa caruurahooda salado hadaan loogu soo ridin
December 10, 2010 at 10:33 pm
WAANU SOO DHOWAYNAYNAA IN LABAARO MACDANTA HADAANU NAHAY WARSANGELI WAAYO DANTAYADA AYAA KU JIDHA ARINKAAS WAANA MID AANU KU FARAXSANAHAY,
December 10, 2010 at 10:31 pm
mr muwaadin what hapen hadii dhulka khayraadka ku jira lagasoo saaro oo dhulkeenu noqdo hodon dadkeenu noqdaan dadka emaaraadka carabtoo kale warsangeli gaajada ay dhaxalka u heleen ay ka hadho?waxaynu isku maaweelinaa khayraadka majiyahan who did you tald khayraad baa ku jira majiyahan?adeerow daa halaynoo baare hadii waxku jiraana halaynoosoo saare because inagu lamasoo bixi karno aqoona umalehin waxaa laga yaabaa abahaa asagoo gaajaysan inuu macdan barkanyahay oo uusan ogayn,i would advice let them do their job because inagu waxaynu nahay dameer malab sida.
December 10, 2010 at 10:21 pm
mr writer as we’re warsangeli clan we are party of puntland so whatever our administration to develop puntlad w’ave to welcome,as we elected the president to become our leader we should respect him.let me tel you something punland is puntland none can divide,our goverment has a power to explore werever they want whether majiyahan and or highland,so please forget emotion and come to real.alah haku caafiyo my friend.
December 10, 2010 at 10:04 pm
TAASI WAA BUR-BURKI PUNTLND WAAYO REE MAJAYAHAN HADII XOOG LOO SHEEGTO IYANA XEELADO DAGAAL WAAYI MAAYAAN WAXANA KAMIDA XEELADAHA 1. INAY MEELAHA HUBKU MARAYO AMA MACDANTA LAGA DHOOFINAYO IN LA BURBURIYO SIDA a) dekeda bosaso b) airportka bosaso kan garowe 2. IN DILAL QORSHAYSAN LAGU DILO NIMANKA MUJRIMIINTA EE DALKA GAALADA TUUGADA AH DALKA U SOO HOR-KACAYA WADADAN AY IMINKA BILAABEEN WAXAY KU DANBEYN IN IYAGANA XOOG LOO SHEEGTO OO WADANKA SHIRKADO WAAWAYN OO AAN WAX SHARCIYI QABAN DADKANA WAXNA QIXIYAAN WAXNA SUMEEYAAN WAXAAN KULA TALIN DADKA INTA CAQLIGGA FIYOOBI KU HADHAY INTAANAY WADANKA TUUGADA ADUUNKU TARTAN U SOO GELIN KUWAN WAXAN WADAANA WAXAN LEEYAHAY ODAYAAL BAA TIHIIN ADUUNKA INTIINA KA QAADATE WAAR AAKHIRO IYO MAGAC XUMO HAKA TEGINA WADANKANA WAX IDINKANA DAN IYO MANFAC INOOGU WADA JIRO KA QABTA HALAAG IYO BUR BUR BILOW U AH DABAR GO’EENANA HAKA TEGGINA WAARI MAYSAANE DAGAAL IMINKA MANDAQADAA KA DHACAA WALAAHI WAA DABAR GO’EENII waxaan ku gunaanadi waar soomaalaay calankaad doonto sido waar TUUGADA ADUUNKA CIIDA SOMAALIYEED YAAN LOO SOO HORKICIN. SOMALILAND WAXAN LEEYAHAY HUBKAA DHAKHSO FAGAARO HAWGU GUBTO. Hadii kale taariikhdaa la xisaabtami doonta RABOOW SIDAN SI NOO DHAAN SUFAHADANA NAGGA QABO amiin.
December 11, 2010 at 6:56 am
Waanu ku faraxsanahay isku dayga uu waado maamulka faroole,waxaan filayaa iney ogyihiin waxa kaga imanaya hadey isku dayaan macdan baaris iney la yimaadaan gobolkan, welcome wiilal yaryar oo 100 doolar u dagaalamaya u maleyn maayo iney na muquunin karaan geeri horta diyaar ma u yihiin…. ma filayo in geesinimadaa leeyihiin. wabilaahi towfiiq