In ka badan 400,000 kun oo caruur ah aya qarka uu saran in ay in geeriyodangaajo awgeed, hadii aan kaalmo deg deg ah la gaarsin , Xoghayah HorumarintaCaalmka ,Andrew Mithcell oo booqaasha kutegay Muqidisho ayaa shegay.
Mithell oo ah wasiir ka tirsan Britain oo boqaasho kuimado Muqdisho in kabadan18sano ayaa wuxuu ka digay haddi jawaab degdeg aan lao heelin macluushatagan in ay noqoon doonto mid la mid ah 1991-2 , waqtiga oo ila 200,000 kun ooqof ay dhinteen.
Shaqaalah gargaarka ayaa waxay sheegayan in xallada nafaaqodaro ay meelaha qaar la mid tahay wagtiga 1991-2 ayado boqoolkabii 50 dadka aysameesay macluusha.
Ayado aysan jirin daryeel caafimada, talaalka caruurata oo yar , heelitanka biyonadif ahoo aad uu xun , waxay sabaab on noodeyn in ay dilacaan cuudurada, Cholera iyo jaadecada.
Waxaa lo bahayanhay in wax laga qabto dhammanarrmihan, si loogu hortago dhimasho kale balse ,kaalmo cuuno kaliya kuma filno.
Deeqdan cusub ee UK waxay u suurtagaleneysa UNICEF in ay laba labtobarnaamijka quudin-ku-daweynta carruurta ay nafaqo-xumadu hayso.
Deeqdaan oo dhan £25m waxay qaban doona• In ka badan 192,000 kun oo qof oo la siyo cuuna dheerad ah.
Talaalka ka dhanka cudurka jadeecada oy ay heelan ku dhawad 800,000kun oo caruur ah iyo 300,000 kun oo caruur kale oo la siiyo talaalka kadhanka ah cuduurka dabaysha.• ka hortaga Cudurka Duumadaa oo ay ay ku jirto in la bixiiyo in kabadan100,000 kun oo ah shandarawo, 50,000 kun oo ah qaalabka lagu barocudurka duumada, iyo daryeel caafimad oo la siiyo, 4,000 oo qof “ Waxan u imid in aan arko sida Britain ay oo caawineyso dadka macluushaay sameeysay.
Xalladan nafaqo-xumida kuma koobna oo kaliya goobahabarakacayasha ee waxa lagu arki kara, dariiq walba,” Xoghayaha HorumarintaCaalamka, Andrew Mithcell aya shegay.
Xaaqiqda waxay tahay in xallada Konfur Soomaliya ay si xumaneyso malinwalba . Waxaa laga yaba in la arko dhimashoyin la mid kuwi 1991-2, haddiwax laga qaban wayo xallada.
Sidas darted ayan waxan kaalmadan muuhimka oo bixineyna si lo tageerocaruurta dhibateysan, tan aya waxay dabsocoto deeqdan ay sinyagobolka(Geeska Afrika)- iyo kaalamda dadka rer Britain ay siyeyn GudgigaGurmadka Deg Deg ee Masiiboyinka.
Balse, waxaa muhiim ah in la heelo amaan iyo shaqaalaha gar gaarka in aygaaran dadka dhibateysan. Hadii aan si deg deg ah uga jawabno arrintanwaxan badbaadin karna dad badan iyo in aan ka hortageyn masiibo weyn onbinaadinimu.
Wadadamda kale wa in ay kordhiyan kaalmadooda waqtigan muhiimkhamise haddi kale waxa la arki doona in ay dad badan oo is ku waqti dhashay,ay kubuuburan gaajo iyo cuduro awgeed, iyo xasillion daro ka jirto GeeskaAfrika.
Inta uu kugudu jiray safarkiisa , Mithcell wuxuu boqday xeero ay ku nool yihin dadbarakacayal oo uga hadlay sida ay u socdan gar gaarka Qaramada midoobey ooay Britain taakuleyso.
Mitchell wuxuu la kulmay Ra’sul wasaraha,Abdiweli Maxamedcali iyo kuxigeenka Mayor Muqdisho, Iman Nur Icar , Wasiiradda haweenka ,qorsheynta iyo Iskashiga caalamiga,wasiirka arrimaha gudaha, iyo wasiiru dowlahaarrImaha dibedda, maliyadda , iyo war faafinta.
Britain waxa sido kale ay uga deeqday Hay’adda Cunnada iyo Beeraha AduunkaFAO lacag dhan £4m oo lagu wado in la gu baadbaiyo xoolaha nool iyo in la taalalo2.1 milyan oo xoola ah, ayado ay ka faideysandoonan 70-Kun oo beeraley ah iyo12,500 aqaal oo la siiyo abuur.
Wixii faahfahin inta dheer fadlin la xiriir:
john.bradshaw@fco.gov.uk 0722 203896• a-lawrence-brown@dfid.gov.uk 0733 606728• Abdilatif.Maalim@fco.gov.uk 0723 040125
