webmaster@laasqoray.net

Wasaarada Waxbarashada Oo Mideysay Siyaasada Waxbarasho Ee Dhamaan Dugsiyada Puntland

Warsaxaafadeed ay maanta soo saartey Wasaarada Waxbrashada ee Puntland ayaa waxaa ku cadeysey nidaamka waxbarasho ee maamulka Puntland uu yeelan doono iyadoo ay isla markaana hal manhaj iyo hal nooc diraaso ah ay heli doonaan ubadka Reer Puntland

Wasiirka Waxbarashada Puntland Mudane Cabdi Faarax Juxa oo in mudo ahba ku mashquulsanaa hagaajinta nidaamka waxbarasho ee Puntland ayaa warsaxaafadeedkiisa ay ku cadahey isbedel balaaran oo uu yeelan doono nidaamka waxbarasho ee Puntland.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedkii

LaasqorayNET+Wakaaladaha Wararka

Comments are closed.