War goordhayd naga soo gaadhay Magaaladda Garoowe ee Xaruunta Maamul Goboleedka Puntland ayaa wuxuu sheegaya in uu safar deg deg ah ku iman doono Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Puntland Gen. Ilkajiir Magaaladda Nairobi
Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamul Goboleedka Puntland Gen. Cabdilaahi Axmed Jaamac Ilkajiir ayaa Maalmaha Soo socda kusoo began Magaaladda Nairobi Waxaan lagu wada in uu Nairobi kulamo kula yeesho Wadamada Arimaha Somaliya daneeya gaar ahaan kuwii dhawaan ka caawiyay dagaalkii ay ku qaadeen Deegaanka Galgala.
Safarka Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa Wuxuu kusoo aadaya xili uu Madaxweyne C/raxmaan faroole khilaaf xoogani ka dhaxeeyo islamarkaana aan wali maaro loo helin yadoo ay jiraan dadaalo la doonayo in lagu dhex dhexaadiyo.
Laasqoray.Net-

November 20, 2010 at 3:42 pm
war hee de warsangali ilko jiir kama qustan miya alow cebtayada astur war waxa safr ubaxay waa faroole isna isaga ayu laoscda waa shaqalihisi maxay mesha kusoqoreen waxkani ader faroole hadad necbtahy isagu shaqale uyahy ninkad xayay sinayso ee quusta quusitanku waa idnka deryahay
November 20, 2010 at 3:39 pm
WAR WASIIRKA AY SHEGAYAN SOO MA AHAN NAGTI FAROOLE QABAY WAR XISHODA WARSANGALIYOW MESHA MADAXWEYNE AYA MARAYA WASIRKINA MA AHE ANGU HADANU NAHR RER BARI WAXAN UNAQANA BOORSADI FAROOLE MAXA INTA KUDARY HADUSAN BOOERSO UAHYN HADNA WUXU LASOCDA OO AWALBA BOORSO U AHA MADXAWEYNE FAROOLE EE NAGA AMUSA DOQON BA TIHIIN WAXBA LA XAYAYSIYA MAQALAY DOQON WARSANGALI
November 20, 2010 at 11:13 am
waxaa wax aad looga xumaada ah kuwa gacmaha shiyeeye
u shaqeeya isla markaana u garbaduuba dal kooda iyo dad
kooda masuuliyad in ay u hayaan sheegta marka lagu
taageero xumaantii iyo khaladkii ,
hadaba waxaa is weydiin leh wadan iyo dad iyo dal
kee weyn ama qiima badan anigu waxaan aaminsanahay
in qof laga samiri karo laakiin dal iyo dad aan la dhaafsan karin
dan gaar ah
November 20, 2010 at 6:08 am
wasiirku ha is casilo, maakhir state-na dib halooga fikiro. taas uun baa shacabka dan u ah.