webmaster@laasqoray.net

Wefdi balaaran oo gaarey Degmada Badhan ee gobolka Sanaag

aftigii Qurba ka Yimi ee Gaadhay Sanaag ayaa Booqday Badhan Maanta Galinkii danbe waxana ay la Kulmeen Isimada deegaanka oo uu ka dhex Muuqday Suldaan Sicid C/salaan

Waxa la sheegay inay Kulamo Joogta la qaadandoonaan Beelaha degeenka iyo Maamulka degmada Badhan

Halka kasii akhriso

Comments are closed.