webmaster@laasqoray.net

Xaflada Xiritaanka Dugsiga AL-NUUR sanad dugsiyeedka 2010/2011+sawiro

Waxaa iskoolka Alnuur lagu qabtey dabaal degii sanad dugsiyeedka 2010-2011 isla markaana ay kasoo qeyb galeen wax garadka Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag iyo maamulka Gobolka iyo kan degmadaba.

Degmada Badhan oo iyadu noqotey xarunta waxbashada gobolka Sanaag ayaa waxaa horey looga damaashaadey xaflad dugsiyeedka kale ee Degmada Ku yaal.

Halakan kasii akhriso

Laasqoraynet+SPR

Comments are closed.