webmaster@laasqoray.net

Xildhibaan Axmed Cali Yakhle oo katirsan Baarlamaanka Fadraalka oo Loo Magacaabay Wasiir Dowlaha Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.

Xildhibaan Cali Axmed Yakhle oo katirsan Baarlamaanka Fadraalka Islamarkaana kasoo jeeedaa Deegaanka Maakhir kana mid ahaa Xildhibaano gaadhaya 10 oo ku dhawaaqay in ay kalsoonidii kala laabteen Xukuumada Raysal Wasaare farmaajo ayaa Loo magacaabay Wasiir Dowlaha Arimaha Gudaha iyo Aminga Qaranka.

Xildhibaan Cali Axmed Yakhle Wuxuu ahaa Xildhibaanadii Sida weyn uga  soo horjeedsaday Xukuumada Raysal Wasaare farmaajo Waxaana haatan loo Magacaabay Wariir Dowlaha Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Waxayna arintani niyad jab ku noqonayaa Xildhibaanadii kale ee go’aanka ka qaatay Xukuumada Farmaajo.

Goordhow Waxaad Dhageysataa Wareysi aanu la yeelanay Xildhibaan Cali Axmed Yakhle oo uu kaga Waramayo Sida uu u arko Wasiir Dowlaha Loo  Magacaabay.

Laasqoray.Net
Laasqoray.Net@gmail.com

Comments are closed.